how the govt is using sharif hassan to destroy the bay confe
Posted: Mon Mar 03, 2014 5:05 am
It was supposed for the Baydhabo conference to elect its president today or tomorrow followed by another presidential announcement from the other camp a day after!
Notice how the govt is talking about this political fawda wich was created by her when they sent sharif hassan to stop the process!!
Conflict is an strategy for this dangerous dam jadid govt!
From one side they are using the baydhabo conference itself for their own centralist agenda!
Notice we are ready to look at your complainings regarding our previous agreements!!
The pro govt Sharif hassans camp or atleast its agenda may win this battle
"DAWLADA FEDERAALKA AH EE SOOMAALIYEED
WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA IYO FEDERAALKA
WAR MURTIYEED
Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka waxay u xilsaarantahay hirgelinta iyo taabagelinta Federaalaynta dalka si waafaqsan Dastuurka iyo shuruucda maamul-usamaynta gobolada iyo degmooyinka dalka.
Sidoo kale, waxay u xilsaaran tahay kahor tegidda khalalaasa siyaasadeed oo dhalin kara iska hor imaad bulsho.
Waxaa xusid mudan in mudooyinkan dambe ay magaaladda Baydhabo ee Gobolka Bay ka socdaan shirar xambaarsan fikrado iska soo horjeedo, kuwaas oo uu mid waliba sheeganayo dhisidda Maamul Goboleed ay yeeshaan degaanadaasi.
Hadaba Xukuumaddu waxay wal-¬wal ka muujinaysaa habka ay u socdaan shirarkaas iyo dhibaatada ka imaankarta natiijada dhamaadka shirarkaas iska soo horjeeda.
Dawladda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya
iyada oo ka duuleysa mas’uuliyada ka saran maamul u sameynta iyo federaaleynta dalka waxay dhawr
jeer isku taxaluujisay in ay midayso shirarkaas
iska soo horjeeda,si shacabka degaankaas ay u helaan maamul midaysan oo waafaqsan Dastuurka iyo
Shuruucda dalka u yaala.
Xukuumaddu iyadoo ka hortagayso arrintan kor ku
xusan, waxay dhawr jeer wufuud kala duwan oo ka kooban xubno ka kala socda labada gole ee Xukuumadda iyo Barlamaanka u dirtay magaaladda Baydhabo.
Wufuudaas waxay u xilsaarnaayeen in la helo talo
Mideeyaan oo ku aadan maamul u samaynta iyo federaalaynta deegaanadaasi.
Hadaba, Wasaaraddu waxay halkan ku caddaynaysaa
moowqifka siyaasadeed ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ku aadan qaabka loo
marayo dhismaha Maamul-Goboleed ay yeeshaan goboladaas
, iyadoo latixgelinayo waaqiciga siyaasadeed ee haatan ka jira degaanadaas.
1.Wasaaraddu waxay ugu baaqaysaa dhammaan siyaasiinta iyo cuqaasha dhaqanka ee dalka in ay ku baraarugsanaadaan maamul u samaynta
Goboladda, Degmooyinka iyo Maamul Goboleedyadasi waafaqsan Dastuurka iyo Shuruucda Dalka.
2.Xukuumaddu waxay dhawraysaa heshiiskii lagu gaaray Addis Ababa,Ethiopia ee lagu ogolaaday dhismaha Maamulka Ku¬‐Meelgaarka ah ee Jubba.
3.Xukuumaddu waxay beegsanaysaa ku dhaqanka heshiiska
Addis Ababa ee kor ku xusan.
Sidoo kale, wixii tabasho ah ee ku saabsan
heshiiskan Xukuumaddu waxay diyaar u tahay inay gacan buuxda ka geeysato.
4.Xukuumaddu waxay diyaar u tahay in ay gacan ka geeysato dhismaha Maamul Goboleedka sedexda gobol ee
Goboladda Bay, Bakool iyo Shabeeladda Hoose.
5.Wasaaraddu waxay ugu baaqaysaa shacabka Soomaaliyeed ee deegaanadaas in ay ka fogaadaan wax walba oo dhalin kara xasilooni daro ku timaada degaankaas."