Lootia Security Minister Steals ER Ambulances

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Sagaashan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
Location: Xalane, mUGANDAshu

Lootia Security Minister Steals ER Ambulances

Post by Sagaashan »

Muqdisho (RBC) Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ee maanta xilka wareejinayo Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa banaanka soo dhigay hadal uu sheegay inuu mudo dheer qarinayey uuna maanta go’aansaday inuu cadeeyo dadweynahana u sheego.

Tarsan oo ka hadlay munaasabad uu xilka ku wareejinayo oo waqtigan ka socota xarunta maamulka gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in gaadiid ambalaas ah oo casri oo deeq ahayd illaa hadda la waayey meel ay mareen ka dib markii lagu wareejiyey dawladii raysal wasaarihii hore Saacid Shirdoon.

“Waxaan cadeynayaa in gaadiid ambalaas ahaa oo nooca casriga ah ee weliba leh qalabka aysan rasaastu karin [bulley proof] inaan ku wareejiyey wasiirkii hore arrimaha gudaha ee xilligii xukuumadii Saacid, illaa hadana meel ay ka bexeen lama hayo.’ ayuu yiri Tarsan oo hadlayey.


Tarsan ayaa intaa ku daray in gaadiidkaasi ambalaasta ah ay ugu talagaleen in labadii degmo ee Muqdisho ay hal ambalaas isla wadaagaan taasoo ka dhigan in ku dhow 8 gaadiid.

“Waxaan iri markii aan wareejinayey weliba iyagoo meel iska yaala aya luguhu ka dhamaan doonaan ama lama arki doono meel ay mareen, wayna dhacday hadda, dadkiina looguma adeegin anaguna waa nalaga wareejiyey.” ayuu sii raaciyey guddoomiyihii hore ee gobiolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo sheegay in gaadiidka ambalaaska loogu talagalay in haweenka dhalaya iyo dadka dhaawacyada qaba loogu qaado isbitaalada laguna siiyo gurmad caafimaad oo deg deg ah ka hor inta aan la geyn isbitaalada. :snoop:

Sida muuqata waqtiga uu ka hadlayo guddoomiye Tarsan waxaa wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga isku ahaa C/kariin Xuseen Guuleed oo haatana ah wasiirka amniga qaranka ee xukuumadda Raysal Wasaare C/weli Sheekh Axmed. Sida uu sheegay Tarsan, waxaa baabuurta ambalaaska ee casriga ah la wareegay wasaaradii uu madaxda ka ahaa C/kariin Xuseen Guuleed, mana jirto wax jawaab ah oo ka soo baxday C/kariin Guuleed maadaama warka Tarsan uu ku qarxiyey arrinkan ay maanta uun soo baxday.

Waxa la sugaaba waa waxa uu Wasiirka C/kariin Guuleed kaga jawaabo eedeynta loo jeediyey wasaaradii uu masuulka ka ahaa.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Lootia Security Minister Steals ER Ambulances

Post by BigBreak »

stop being a bitter daroogo brat and accept ur langaab clan is now at the bottom of the somali caste system
Sagaashan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
Location: Xalane, mUGANDAshu

Re: Lootia Security Minister Steals ER Ambulances

Post by Sagaashan »

So Puntland, Jubaland, and a portion of any future central state is laangaab while Eydoria, a triangle protectorate of Ethiopia is a nation :up:

Don't overdose on qaat.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Lootia Security Minister Steals ER Ambulances

Post by BigBreak »

Sagaashan wrote:So Puntland, Jubaland, and a portion of any future central state is laangaab
errrr......yeah :lol: sad times for these xabashi brothel enclaves lmao
Sagaashan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2967
Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
Location: Xalane, mUGANDAshu

Re: Lootia Security Minister Steals ER Ambulances

Post by Sagaashan »

Ethiopia rules Somalia, that is the reality. Admas University is everywhere, Amhari will be mandatory soon :som:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”