whats this song called??

Moderators: Moderators, Junior Moderators
goroyadu ilmaheeda
aroori bey dhigtaayoo
aboodigu ku laayaa
shimbirtuna aroosey
ila xidhoo madaw bey
ubadkeeda seexisaa
kala huran labaduye
edebtiyo aqoontiyo
asluubey isku dhaafeen
caqligii wanaagsani
itaal inuu ka roonyahay
baleegoo u fiirsadaa
Kumaa taariikh kediyey ma wiilkan Abgaal ee u waashay mareexaan iyo Afweyne difaac? Wasn't he in that universal tv program regarding the crime of Afweyne regime and this guy was defending samatar against the isaaq victim?Warsheekh wrote:
whats this song called??