Page 1 of 1
Lejusticier, Lamagoodle,deeqa, meyle so galaa
Posted: Tue Mar 04, 2014 8:11 pm
by AbkoowDhiblaawe
Re: Lejusticier, Lamagoodle,deeqa, meyle so galaa
Posted: Tue Mar 04, 2014 8:15 pm
by XimanJaale
Re: Lejusticier, Lamagoodle,deeqa, meyle so galaa
Posted: Tue Mar 04, 2014 8:21 pm
by AbkoowDhiblaawe
rageedi thanks alot man!!

Re: Lejusticier, Lamagoodle,deeqa, meyle so galaa
Posted: Tue Mar 04, 2014 8:22 pm
by LeJusticier
AUN poet, playrighter Hassan Sheikh Mumin. I don't think that Xamar cad cad A Amir get the gist.
goroyadu ilmaheeda
aroori bey dhigtaayoo
aboodigu ku laayaa
shimbirtuna aroosey
ila xidhoo madaw bey
ubadkeeda seexisaa
kala huran labaduye
edebtiyo aqoontiyo
asluubey isku dhaafeen
caqligii wanaagsani
itaal inuu ka roonyahay
baleegoo u fiirsadaa
ilka weynow maroodigu
aradaduu dhistaabaa
cadawgu ka ugaadhaa
aboorkuna dudumadaan
aragney buu dhistaayo
naftiisa ku ilaaliyaa
kala huran labaduye
edebtiyo aqoontiyo
asluubey isku dhaafeen
caqligii wanaagsani
itaal inuu ka roonyahay
baleegoo u fiirsadaa
ma ogtihiin sakaaradu
awaarahay qodaayoo
saaladeeda ku aastaa
libaaxuna ma asturee
ilinaduu ka arooraa
saaladiisa ku aragtaa
kala huran labaduye
edebtiyo aqoontiyo
asluubey isku dhaafeen
caqligii wanaagsani
itaal inuu ka roonyahay
baleegoo u fiirsadaa
Re: Lejusticier, Lamagoodle,deeqa, meyle so galaa
Posted: Wed Mar 05, 2014 1:06 am
by Vivacious
goroyadu ilmaheeda
aroori bey dhigtaayoo
aboodigu ku laayaa
shimbirtuna aroosey
ila xidhoo madaw bey
ubadkeeda seexisaa
kala huran labaduye
edebtiyo aqoontiyo
asluubey isku dhaafeen
caqligii wanaagsani
itaal inuu ka roonyahay
baleegoo u fiirsadaa

A great song by a great singer

Re: Lejusticier, Lamagoodle,deeqa, meyle so galaa
Posted: Wed Mar 05, 2014 1:15 am
by X.Playa
Kumaa taariikh kediyey ma wiilkan Abgaal ee u waashay mareexaan iyo Afweyne difaac? Wasn't he in that universal tv program regarding the crime of Afweyne regime and this guy was defending samatar against the isaaq victim?
Amiin Caamir we know who You and Xildhibaan are fool who is stupid enough to be fooled by the likes of you.
Re: Lejusticier, Lamagoodle,deeqa, meyle so galaa
Posted: Wed Mar 05, 2014 1:28 am
by X.Playa
http://www.jaallesiyaad.com/video/xafla ... don-part-2
Thats him in Afweyne loyalist celebration on the deeds and life of that dead dictatore he is praising him like he was Mandela .mr Xildhibaan is well known faqash revisionist and the Banadiri Amin Caamir regard him as a historian so much for impartiality. Watch out for imposters like Amiin Camir.
Re: Lejusticier, Lamagoodle,deeqa, meyle so galaa
Posted: Wed Mar 05, 2014 9:20 pm
by AbkoowDhiblaawe
xplaya why r u always ranting? especially in a thread like this war waa isku buuqday niyow