They love to fight and kill muslims. Alas, when they hear ethiopian crusaders are coming their way, they run and leave behind their own women to be raped! That is a great characteristic of khawarij: Leaving Kuffar, Fighting muslims.
Wararkii ugu dambeeyay xiisadaha dagaal ka jira Bakool iyo Shabaab oo deegaano ka baxay
Maamulka Gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay kaabiga ku hayaan degmooyinka Xudur iyo Waajid, iyadoo warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in Al-Shabaab isaga baxeen degmooyinkaas.
Ciidamada huwanta ayaa shalay qabsaday deegaanka Rabdhuure oo saldhig u aheyd Al-Shabaab, waxaana halkaas ka barakacay dadweyne fara badan oo markii dagaalka ku soo faafay ka cararay deegaanka.
Labada dhinac ee dagaalka shalay ku dhex maray Rabdhuure ayaa waxaa soo kala gaaray qasaare dhimasho iyo dhaawac ah, waxaana lagu soo waramayaa in dagaalkii shalay ku dhinteen ilaa toban ruux, sidoo kale gaadiid dagaal la iska gubay.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay isaga baxeen degmada Xudur iyo deegaano kale, sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab.
Gudoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin ayaa sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay Rabdhuure ay ku gaarsiiyeen xoogaga Shabaab qasaare xoogan, waxaana uu xusay inay arkeen meydadka lix qof.
"Meelaha kale ciidamadu waa geli doonaan, sida Xudur, Waajid iyo Tiyeeglow, nimankaas nabad diidka ah waan ka saari doonaa"ayuu yiri Maxamed Macalin.
Maxamed Macalin ayaa sheegay in Saraakiisha Shabaab ay ka baxeen Xudur, markii ay dareemeen culeyska iyo awooda ciidamada sida uu yiri.
Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ee ka mid noqday howl galka AMISOM ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada Gobolka Bakool, iyagoo qorsheynaya inay Al-Shabaab ka saaraan deegaanada ay ka maamulaan Gobolkaas.
Khawarij shabaab oo ka cararay Salibiyiinta!
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 850 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 2 Replies
- 367 Views
-
Last post by stunnintolive
-
- 6 Replies
- 538 Views
-
Last post by Amirsade
-
- 15 Replies
- 1330 Views
-
Last post by udun
-
- 12 Replies
- 133 Views
-
Last post by djibsomali
-
- 2 Replies
- 938 Views
-
Last post by new-york24
-
- 1 Replies
- 8 Views
-
Last post by Real_1
-
- 0 Replies
- 16 Views
-
Last post by snagseeker
-
- 6 Replies
- 839 Views
-
Last post by xaseey