Halyeey Muungaab oo la shiray Beesha HabarGidir Hiraab VIDEO

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Halyeey Muungaab oo la shiray Beesha HabarGidir Hiraab VIDEO

Post by 1moonlight »

Geesi Muungaab oo aad u amaanay Beesha HabarGidir oo ka mit ah Beelweeynta Hawiye Hiraab. Beesha HabarGidir oo Xaflad taageerid ah u sameeysay Gudoomiyaha ahna Duqa Gobolka Banaadir Jeneraal Xasan Maxamed Xuseen Muungaab.



Beesha HabarGidir waajibkeeda weey kasoo baxday oo nabad ayeey qaadatay, waxeey beesha HabarGidir isku raaceen in Cadawga Alshabaab meel uga soo wada jeeystaaan.






DAAWO banaambax oo aay Beesha HabarGidir uga soo Horjeedo Alshabaab





Guul Hawiye :som: :up:
Amirsade
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1176
Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka

Re: Halyeey Muungaab oo la shiray Beesha HabarGidir Hiraab V

Post by Amirsade »

Muungaab, makes Tarzan look like a soft spoken guy, he ask the HG to return the occupied houses, he reminded the Hawiye clan or Reer Qurac that mogadishu was built by all SomalinWeyn. He reminded reer qurac that Godane brought worse destruction to Hawiya than Abgaal vs habr gedir.

Muumgaab, better than Tarzan.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”