Page 1 of 1
Biggest Beenaale in Somalinet
Posted: Mon Mar 10, 2014 11:41 pm
by guhad122
Ximar Xaare wants to tell us that Somali troops liberated Gedo from Alshaab when in fact there is not one single city in Somalia that was liberated by only Somali troops. Even the Ilka-yar websites have reported this but Ximan Xaare talks like his famous hero Mr. Cheese
http://www.somaanta.com/index.php?actio ... 582a54136e
http://www.kismaayo.com/2013/08/ciidamo ... led-xaawo/
http://somalitalk.com/2011/03/07/dagaal-2/
Like I said previously the Ethiopian troops defended Gedo more than any other region in Somalia. They liberated Doolow, Luuq, Beled Xaawo, and now Buurdhuubo.
Can somebody put a cab in this guy's futo because he doesn't make any sense and talks like a child. There is not one single entity in Somalia that can take Alshab alone.
Re: Biggest Beenaale in Somalinet
Posted: Mon Mar 10, 2014 11:46 pm
by guhad122
More links because you can only have 5 links per message:
http://www.allgedo.com/2011/02/26/magaa ... imaanaysa/
http://balcad.com/ciidamo-itoobiyaan-ah ... rbahaarey/
http://www.midnimo.com/2013/12/25/xaala ... -oo-degan/
http://www.somaaljecel.com/wp/?p=6508
http://www.allgedo.com/2012/06/09/ciida ... olka-gedo/

Ximan Xaare
Luuq, Somalia (AOL) - Ciidammo Itoobiyaan ah oo aad u fara badan oo wata noocyada kala gedisan ee hubka lagu dagaalamo oo ay ku jiraan gawaarida gaashaaman iyo kuwa ciidamada qaada ayaa ku qul-qulaya gobolka Gedo, kuwaasoo intooda badan ay hadda gaareen Degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Goobjooge ku sugan degmada Luuq oo ka gaabsaday in uu magaciisa sheego ayaa sheegay in ciidanka soo gaaray Degmada Luuq ay aad u fara badan yihiin, kuwaasoo ku biiray ciidamo Itoobiyaan ah oo horay halkaas ugu sugnaa iyo tiro aan sidaas u badneyn oo ah ciidamada dowladda KMG ah.
Waxaa la sheegayaa in qiyaastii tirada gawaarida dagaalka oo isugu jira kuwa gaashaaman iyo kuwa kaleba ay kor u dhaafayaan 55, ayada oo ay adag tahay in la ogaado tirada ciidanka Itoobiyaanka ee halkaas gaaray iyo kuwii h oray ugu sugnaaba.
Wararka ayaa waxaa kale oo ay sheegayaan in markii ay ciidamadaani gaareen gudaha degmada Luuq in ay bilaabeen howlo ay ku xaqiijinayeen amniga magaalada, kuwaasoo durbadiiba bilaabay in ay baaritaan ku sameeyaan gawaarida magaalada soo galaayo iyo kuwa ka baxaayo, iyo waliba sidoo kale guryaha iyo goobaha ganacsaiga ee ku yaal degmada Luuq Ganaane.
Arrintaan ayaa waxay kusoo beegmeysaa kaddib markii ay dhawaan Dowladda Itoobiya shaaca ka qaaday haddii loo ogolaado in ay magaalada Kismaayo xoog ugala wareegi doonaan Al-shabaab, balse waxaa la filayaa in ay ciidamadaani marka hore ka howlgali doonaan degmooyinka gobolka Gedo ee wali ku haray gacanta Alshabaab, kuwaasoo ay ka mid yihiin Buurdhuubo iyo Baardheere.
Re: Biggest Beenaale in Somalinet
Posted: Tue Mar 11, 2014 12:13 pm
by Sagaashan
XimanXaare is an abomination to this fora, and should be banned for his own sake. He is not Sade, but cadcadka Shangaani. He only claims Sade to win favors from the PM office as he is responsible for janitorial/custodial services. The kid thought he lost his job when Saacid was replaced.
Re: Biggest Beenaale in Somalinet
Posted: Tue Mar 11, 2014 2:43 pm
by original dervish
Why would someone just straight up lie....when the truth can be found in minutes?

Re: Biggest Beenaale in Somalinet
Posted: Tue Mar 11, 2014 2:47 pm
by Substance
Ximanjaale is Ina nur. A descendant of his Royal highness Boqor Mahamed.
He is Sade and not cadcad.
Re: Biggest Beenaale in Somalinet
Posted: Tue Mar 11, 2014 8:21 pm
by Colonel