Qorshaha Ururka ee 2014
Waxa labadii bisha sadexaad ee sanadkan (02 march 2014) la goaamiyey in la dhiso laba dhisme oo kala ah
1) Maxad ama Markas ka kooban, Malcaamada laba qol ah, Masaajid iyo Maktabada oo laga dhisayo Magaalada Oog oo kuna
kacaya 27000$(labaatan iyo todoba Kun oo doolar).
2) Malcaamada laba qol ah oo laga dhisayo Magaalada Bohol kunakacaysa $7000 ( todoba kun oo doolar).
3) Qarashka guud ee ku baxaya labadan dhisme, waa: 34000$ ( sodon iyo afar kun oo doolar). ilaa hada waxa la ururiyey
Lacag ku 18000$(toban iyo sideed kun oo doolar) , sidoo kale waxa jira dad badan ku balan qaaday inay wax ka
bixinayaan lacagta dhimanee ah $16000 (to ban iyo lixda kun ee doolar)
4) Ururku wuxuu si naxariis iyo karaamo leh uga codsanayaa dhamaan umada khayrka jecel khaastan dadka ka
soo jeeda degaanka Oog ilaa Xarshow inay nagala qeyb qaataan nagula midoobaan dadaalkan khayrigaha.
5)Waxa uruku si mug iyo miisaanle ugu mahad celinayaa uguna ducaynayaa dadkii sida hagar la aanta ah uga qeybqaatay
arinkan
Himilooyinka fog ee ururka
1)In tacliinta aasaasiga ah, sida malcaamadah iyo dugsiyada hoose/ dhexe
laga hirgeliyo dhamaan degaanka u dhexeeya Oog ilaa xarshow
2)In degaanka laga dhiso goobo caafimaad looguna horaysiiyo dhaqtar laga dhisay o Magaalada Bohol
oo nuugu jira qorshaha mustaqbalka dhow.
3) In degaanka laga hirgeliyo iskool sare oo boodhin ah
4) In degaanka laga qodo ceelal, loo helo biyo macaan oo nadiifo ah
Full report of what the organization does and contact details of where to send money if interested in taking part of the development.
https://www.dropbox.com/s/085nxqyhvhi3g ... _type_map=[%22dropboxdropbox%3Aadd%22]&action_ref_map=[]
Their website
http://www.seero.org/
SEERO organization videos.
Bohol
Siigadheer
Dogoble
Oog
Xarshow


