Page 1 of 1
Gumaysi iyo Addoonsi Muqdisho Dhexdeeda Lagu Hayo Dawladda.
Posted: Fri Mar 14, 2014 8:12 am
by KingWaslawi
Halkay ka dhacdaa adduunka dawlad iyadii talinaysay lagu dhex gumaysanaayo dhulkeeda. Waa saraakiil boolis ah oo Soomaaliya dhexdeeda u kala safraysay ayaa bah dilaada intaa leeg loo gaystay. Waxaana ku jiray kii u sarreeyay oo booliska Soomaaliya. Inaalillaahi wa innaa ilayhu raajicuun.

Re: Gumaysi iyo Addoonsi Muqdisho Dhexdeeda Lagu Hayo Dawlad
Posted: Fri Mar 14, 2014 8:14 am
by KingWaslawi
''Haddaad dhimato geeridu mar bay nolosha dhaantaaye''
Re: Gumaysi iyo Addoonsi Muqdisho Dhexdeeda Lagu Hayo Dawlad
Posted: Fri Mar 14, 2014 8:19 am
by LeJusticier
nothing wrong security body strip in any airports. Anigu xitaa nigiskaan ka saari lahaa xitaa saaxiibkay AW252.
Re: Gumaysi iyo Addoonsi Muqdisho Dhexdeeda Lagu Hayo Dawlad
Posted: Fri Mar 14, 2014 8:23 am
by KingWaslawi
LeJusticier wrote:nothing wrong security body strip in any airports. Anigu xitaa nigiskaan ka saari lahaa xitaa saaxiibkay AW252.
Waar malaa maad akhrin waxa meesha ku qoran. Dib ugu noqo oo si wacan u akhri intaadan comment ka dhiiban.
Re: Gumaysi iyo Addoonsi Muqdisho Dhexdeeda Lagu Hayo Dawlad
Posted: Fri Mar 14, 2014 9:14 am
by Meyle
KingWaslawi wrote:''Haddaad dhimato geeridu mar bay nolosha dhaantaaye''
Indeed

Re: Gumaysi iyo Addoonsi Muqdisho Dhexdeeda Lagu Hayo Dawlad
Posted: Fri Mar 14, 2014 10:12 am
by LiquidHYDROGEN
Walaweyns - destroying the somali name since 1960.
Re: Gumaysi iyo Addoonsi Muqdisho Dhexdeeda Lagu Hayo Dawlad
Posted: Fri Mar 14, 2014 10:26 am
by Marques
LeJusticier wrote:nothing wrong security body strip in any airports. Anigu xitaa nigiskaan ka saari lahaa xitaa saaxiibkay AW252.

Re: Gumaysi iyo Addoonsi Muqdisho Dhexdeeda Lagu Hayo Dawlad
Posted: Fri Mar 14, 2014 10:54 am
by Warabaha
Dignity r.i.p from 1968 - 2014
Re: Gumaysi iyo Addoonsi Muqdisho Dhexdeeda Lagu Hayo Dawlad
Posted: Fri Mar 14, 2014 5:27 pm
by Hodan94
is this suprising? no...
Re: Gumaysi iyo Addoonsi Muqdisho Dhexdeeda Lagu Hayo Dawlad
Posted: Sat Mar 15, 2014 12:48 am
by LeJusticier
KingWaslawi wrote:LeJusticier wrote:nothing wrong security body strip in any airports. Anigu xitaa nigiskaan ka saari lahaa xitaa saaxiibkay AW252.
Waar malaa maad akhrin waxa meesha ku qoran. Dib ugu noqo oo si wacan u akhri intaadan comment ka dhiiban.
Askariga aad u calaacalaysid iyo madaxweynihiisaba raga meesha ku haya ha dhayalsan AMISON have tremendous responsibility

.
Without AMISON that Somali police commissioner would have been Ina-Godan's wife n0 7.
Le justicier