How would you Handle misaanka DFS $ 218,450,743

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

How would you Handle misaanka DFS $ 218,450,743

Post by THE_TRUTH1 »

[color=#FF0040][b]Baarlamaanka oo loo qeybiyay miisaaniyad sanadeedka 2014[/b][/color]



Xildhibaannada baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta loo qeybiyay miiisaaniyad sanadeedka 2014, ayadoo dhanka kale guddoonka baarlamaanka uu sheegay mooshin loogu yeerayo Mas’uuliyiinta Wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka, si ay u horyimaadaan baarlamaanka.

Kulanka baarlamaanka maanta oo ahaa kaldhiga afaraad fadhigiisa koowaad oo uu shirguddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, iyadoo uu goob joog ahaa guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad, ayaa waxaa soo xaadiray 144 mudane.

Kulanka ayaa qeybtiisa hore waxaa xilka Xildhibaanimada loo dhaariyay Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo horey xilka Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha dibedda ka soo qabatay Xukuumadda Ra’iisul wasaarihii hore ee Mudane Saacid, iyadoo badashay Ismaaciil Xasan Jaamac oo ka mid ahaa mudanayaasha baarlamaanka.

Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo hadal kooban ka jeediyay furitaankii kaldhiga ee maanta ayaa sheegay in mudanayaashu ay horyaalaan howla aad u fara badan, islamarkaana xildhibaanada looga fadhiyo inay shaqeeyaan waqtiyo dheeri ah.

Dhanka kale xildhibaannada ayaa loo qeybiyay miisaaniyadda sanadkan 2014-ka oo ay dhawaan meel mariyeen golaha Wasiirada, iyadoo miisaaniyaddan ay aad uga badantahay miisaaniyaddii hore, kuna kacaysa qiimo gaaraysa 218,450,743 dolar, isagoo gudoonka xildhibaannada u sheegay sida uu qabo xeer hoosaadka in ay ku soo akhristaan muddo 24 saac ah, kaddibna ay talooyinka soo gudbin doonaan.

Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sidoo kale ka hadlay ahmiyadda ay leedahay miisaaniyaddan marka loo eego marxaladda lagu gudo jiro.

“Wax Alle iyo wixii hanti ah ama lacag ah ee ku jirta qasnadda dowladda waxaa iska leh shacabka, shacabkana waxaa ka wakiil ah baarlamaanka, golaha shacabkuna waxa uusan idmin lama bixin karo, sidaa daraadeed 1da April wax lacag ah lagama bixin karo bankiga, Wasaarada Maaliyadda ayaan warqad u qoreynaa” ayuu yiri Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Intaas kaddib xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka ayaa ka hadlay, arrimo kala duwan oo ay ka midtahay howlgallada ka socda gobollada dalka, doorka ay xukuumadda uga aadan goobaha la xoreeyay, mowqifka dowladda ee uga aadan shirarka iska soo horjeeda ee baydho ka dhacay, dhibaatada lagu qabo sameysashada baasaboorka iyo kaararka aqoonsiga dhalasho iyo kuwa kale.

Ugu dambeyntii guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka ay soo gudbiyeen mooshin ku aadan sidii baarlamaanka ay u hor-imaan lahaayeen Wasiirada Arrimaha gudaha iyo Amniga qaranka, si loo weydiiyo su’aalo la xiriira arrimo badan.

“Waxaa isoo gaartay mooshin ay saxiixeen 15 xildhibaan oo ku saabsan in baarlamaanka ay horyimaadaan Wasiirada Arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka” ayuu markale hadalkiisa ku daray Mudane Jawaari.

Maalinta berrtio ah ayaa lagu wadaa in Wasiirka Maaliyadda uu baarlamaanka hortaggo si uu ugu sharxo misaaniyad sanadeedka 2014-ka ee baarlamaanka loo gudbiyay.
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: How would you Handle misaanka DFS $ 218,450,743

Post by THE_TRUTH1 »

Lets do the math How would you Manage the Gov budget for 2014 ? Somalinet Politicians would


$ 218,450,743 dolar


1 . Security ( Army - Police - Correctional workers - Judges - and etc

2 . Civil workers

3. Gov officials - Mps salaries - Ministers -
User avatar
GeoSeven
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5687
Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.

Re: How would you Handle misaanka DFS $ 218,450,743

Post by GeoSeven »

The government would do well to spend a substantial portion on the intelligence apparatus, although it might not necessarily amount to much if there isn't a coherent political system and body in place throughout the entire country, or at the least, the recently liberated areas or shabaab infested parts. Meager as it may be, I can imagine how tricky it must be to budget the federal governments funds.

The federal government should really give no ground for allegations of corruption to arise. Thwarting graft and corruption should prove easy with such a paltry amount of money.
AbdiJohnson
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5957
Joined: Fri Jun 07, 2013 4:24 pm
Location: Slave of Western Values

Re: How would you Handle misaanka DFS $ 218,450,743

Post by AbdiJohnson »

$200 million will end up in overseas account either way

I'd spend the remaining $18M on education and health for the kids


I am,

Abdi "I wouldn't spend a dime on the older bums" Johnson
AbdiJohnson
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5957
Joined: Fri Jun 07, 2013 4:24 pm
Location: Slave of Western Values

Re: How would you Handle misaanka DFS $ 218,450,743

Post by AbdiJohnson »

On the real though,

$50 million military, police and security
$50 million for health
$50 million for education K-12
$50 million for shelter and food for the very poor
$5 million for the salary of bureaucrats
$13 million for grants for women to start businesses


I am,

Abdi "Tax khat for more revenue" Johnson
AbdiJohnson
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5957
Joined: Fri Jun 07, 2013 4:24 pm
Location: Slave of Western Values

Re: How would you Handle misaanka DFS $ 218,450,743

Post by AbdiJohnson »

Also I would implement 50% tax on the males. The males spend their money on khat. No taxes for the females. The females use their money on their families.

I am,

Abdi "We must help the mothers" Johnson
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: How would you Handle misaanka DFS $ 218,450,743

Post by THE_TRUTH1 »

The Gov are being watch closely by strong opposition in the Parliament and outside Parliament also by the UN and other donors Partners ......

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed and Madaxaweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud Political career are on the line times have change



[i]“Wax Alle iyo wixii hanti ah ama lacag ah ee ku jirta qasnadda dowladda waxaa iska leh shacabka, shacabkana waxaa ka wakiil ah baarlamaanka, golaha shacabkuna waxa uusan idmin lama bixin karo, sidaa daraadeed 1da April wax lacag ah lagama bixin karo bankiga, Wasaarada Maaliyadda ayaan warqad u qoreynaa” ayuu yiri Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. :clap: :clap: :clap:
[/i]

:som:
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: How would you Handle misaanka DFS $ 218,450,743

Post by sahal80 »

THE_TRUTH1 wrote:Lets do the math How would you Manage the Gov budget for 2014 ? Somalinet Politicians would


$ 218,450,743 dolar


1 . Security ( Army - Police - Correctional workers - Judges - and etc

2 . Civil workers

3. Gov officials - Mps salaries - Ministers -
there are other sources who cover the mps and half of the civil workers.
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: How would you Handle misaanka DFS $ 218,450,743

Post by SultanOrder »

Really simple, I would get an army of about 20,000 young healthy soldiers, pay them a salary of 6,000 a year, which comes out to be 120 million, the rest I would use to buy technicals and light arms. I would then be able to totally take over all of Southern Somalia and militarily defeat Al Shabab or any other force. Then with that security I would be able to tax Somalia, and then that is when real revenue would come in and start to rebuild Somalia.
AbdiJohnson
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5957
Joined: Fri Jun 07, 2013 4:24 pm
Location: Slave of Western Values

Re: How would you Handle misaanka DFS $ 218,450,743

Post by AbdiJohnson »

Perfect_Order wrote:Really simple, I would get an army of about 20,000 young healthy soldiers, pay them a salary of 6,000 a year, which comes out to be 120 million, the rest I would use to buy technicals and light arms. I would then be able to totally take over all of Southern Somalia and militarily defeat Al Shabab or any other force. Then with that security I would be able to tax Somalia, and then that is when real revenue would come in and start to rebuild Somalia.
$500 a month is excessive and unnecessary. Families live comfortably back home with just $200 a month. Paying them $250 would be fair. You would even find loyal people who would take $150 per month. How much they are paid isn't the issue, but rather not being paid at all that is

I am,

Abdi "The Somalia gov't should get it" Johnson
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: How would you Handle misaanka DFS $ 218,450,743

Post by original dervish »

SNA has gotta be the priority.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: How would you Handle misaanka DFS $ 218,450,743

Post by sahal80 »

If they only give what they receive in a month to the SNA it will be enough for them for a year

Turkey, norway, qatar give her a budgetary support per month, there are other countries who provide financial aid through the developmental organizations like china, japan, there are some who are about to offer funds like the UAE and saudi arabia.

They receive a budgetary support of $45m per month.

Their mostly internal income comes from the mogadishu Port and airport, 6m per month.
Estarix
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2707
Joined: Sun Aug 29, 2010 3:39 am

Re: How would you Handle misaanka DFS $ 218,450,743

Post by Estarix »

I would put around a 100m into security and training and this also includes intelligence. The 1/2 of the 100m for health and emergency programs such as distribution of aid etc. The rest would go into paying gov workers, education, infrastructure and projects.
LobsterUnit
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10442
Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
Location: singapore

Re: How would you Handle misaanka DFS $ 218,450,743

Post by LobsterUnit »

I would build some prisons. Prisoners would work in factories and produce goods which shall be imported. I am baasto let us rebuild the economy.
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: How would you Handle misaanka DFS $ 218,450,743

Post by SultanOrder »

BaastoUnit wrote:I would build some prisons. Prisoners would work in factories and produce goods which shall be imported. I am baasto let us rebuild the economy.
There is no shortage of cheap labor.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”