Puntland Airport Staff Kill 2 UN Workers in Galkacyo
Moderator: Moderators
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Puntland Airport Staff Kill 2 UN Workers in Galkacyo
http://www.puntlandpost.com/war-deg-deg ... gaalkacyo/
War deg deg ah:Shaqaale ka tirsan UNODC oo lagu dilay magalada Gaalkacyo
April 7, 2014 8:56 am GMT - Written by ducaale - Edited by ducaale
Garowe(pp) Wararka naga soo gaaraya magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug ayaa sheegaya Askati ka tirsan ciidanka garoonka diyaaradaha magalada Gaalkacyo uu halkaasi ku dilay labo sarkaal oo ka tirsan Hay’adda UNODC.
Dilka labadaan ruux ayaa ka dhacay qolka nasashada ee garoonka Cabdilaahi Yuusuf waxana sida la sheegayo gaystay Askari ciidanka Puntland ka tirsan.
Mid ka mid ah ayaa dhaawac ahaan loola cararay isbitaalka magalada haseyeeshee waxaa la sheegayaa inuu u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray rasaastii uu Askari ku furay.
Mamulka Gobalka iyo kan degmada Gaalkacyo wali kama uusan hadlin falkaan dhacay,balse waxaa socda baaritaan culus.
Dilka labadaan Sarkaal ayaa kusoo aadaysa xili madaxwaynaha dowladda Puntland la filayo inuu gaaro magalada Gaalkacyo oo soo dhawayntiisa laga diyaariyay
War deg deg ah:Shaqaale ka tirsan UNODC oo lagu dilay magalada Gaalkacyo
April 7, 2014 8:56 am GMT - Written by ducaale - Edited by ducaale
Garowe(pp) Wararka naga soo gaaraya magalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug ayaa sheegaya Askati ka tirsan ciidanka garoonka diyaaradaha magalada Gaalkacyo uu halkaasi ku dilay labo sarkaal oo ka tirsan Hay’adda UNODC.
Dilka labadaan ruux ayaa ka dhacay qolka nasashada ee garoonka Cabdilaahi Yuusuf waxana sida la sheegayo gaystay Askari ciidanka Puntland ka tirsan.
Mid ka mid ah ayaa dhaawac ahaan loola cararay isbitaalka magalada haseyeeshee waxaa la sheegayaa inuu u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray rasaastii uu Askari ku furay.
Mamulka Gobalka iyo kan degmada Gaalkacyo wali kama uusan hadlin falkaan dhacay,balse waxaa socda baaritaan culus.
Dilka labadaan Sarkaal ayaa kusoo aadaysa xili madaxwaynaha dowladda Puntland la filayo inuu gaaro magalada Gaalkacyo oo soo dhawayntiisa laga diyaariyay
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Puntland Airport Staff Kill 2 UN Workers in Galkacyo
Hobyoradio also confirms the assassinations -
http://hobyoradio.com/4,7,20144.html
War dag dag ah: Labo Nin oo Ajaanib ah ayaa goor dhaw lagu dilay Garoonka Gaalkacyo.
Warar hada kusoo dhacaya Warqabadka Idaacada Hobyo ayaa sheegaya in goor dhaw lagu Dilay Labo nin oo Ajaanib ah Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo, Labadaan ruux ee la dilay ayaa u shaqeyn jiray Hay'ada UNDP.
Sidoo kale Wararku waxay sheegayaan in ilaalada Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo Maamulka Puntland ay Geysteen Dilka, labada shaqaale ee la dilay ayaa u kala dhashay Wadamada UK iyo USA, Xiliga uu dilkooda dhacayay ayay kasoo dageen Diyaarada halkaasi timid waxayna hawlo samafal ugu socdeen Soomaaliya.
Majirto Wax faah faahin oo intaasi dheer islamarkaana kasoo baxaya Dilka iyo waxyabaha sababay.
Wixii war ah ee kusoo kurdha kala soco halkaan

The unsafest region in somalia.
Re: Puntland Airport Staff Kill 2 UN Workers in Galkacyo
Abdiwahab, isn't Gaalkacyo in Galmudug?
- STARKAST
- SomaliNet Super

- Posts: 5150
- Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
- Location: Bale mountains, Somali Galbeed
Re: Puntland Airport Staff Kill 2 UN Workers in Galkacyo
Thats exactly why Galkaayo is unsafe, its shared by aliens in the south. Its a buffer city between oasis and hell. It'll always be unsafe unless Galmudug becomes safe.Arabman wrote:Abdiwahab, isn't Gaalkacyo in Galmudug?
Warahaba you forgetting about the ayuto killler in Hargesay last month ?
-
SomaliDefenceCouncil
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1913
- Joined: Sun Sep 08, 2013 7:09 am
Re: Puntland Airport Staff Kill 2 UN Workers in Galkacyo
Puntland is very unsafe the Puntlandi baboons have started killing UN staff.
Did they kill them over money?
Did they kill them over money?
Re: Puntland Airport Staff Kill 2 UN Workers in Galkacyo
There has been mass prison break in which lots of pirates escaped.
Re: Puntland Airport Staff Kill 2 UN Workers in Galkacyo
Warabaha wrote:The unsafest region in somalia.
its still a 100 times better then tahrib city burco
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Puntland Airport Staff Kill 2 UN Workers in Galkacyo
True saysav12600 wrote:Warabaha wrote:The unsafest region in somalia.
its still a 100 times better then tahrib city burco
Re: Puntland Airport Staff Kill 2 UN Workers in Galkacyo
give me evidence. Bintilan has daily assassination inside mosques, hundreds of pirates just escaped from prison in boosaso and now terrorist killing aid workerssav12600 wrote:Warabaha wrote:The unsafest region in somalia.
its still a 100 times better then tahrib city burco
Re: Puntland Airport Staff Kill 2 UN Workers in Galkacyo
Warabaha wrote:give me evidence. Bintilan has daily assassination inside mosques, hundreds of pirates just escaped from prison in boosaso and now terrorist killing aid workerssav12600 wrote:Warabaha wrote:The unsafest region in somalia.
its still a 100 times better then tahrib city burco
sxb ppl from puntland started from scratch 20 years ago only 5,000 ppl lived in bosaso, today 800,000 ppl from every clan (specially minorities) live in bosaso without any discrimination, there wasn't a single house biuld in garowe 15years ago today its the most well planned city in somalia, from 98-2007 when las anod was in the hands of puntland nugaal university was biuld today badhan that is in the hands of puntland is finnally biulding thier university.
now lets see, aun siyad barre biuld a deep see port in berbera, what use did you make out of it because we all know today berbera port cannot even function without ethiopian's using it and its still nothing more then a town, and what happened to the multi billion dollar cement plant the somali goverment you seem to hate so much biuld for you.
sxb i can carry on all day but there is no point my only advice to your ungreatful kind is find a way to crawl back to somalia and hope they don't see you for what you really are before its too late.
Re: Puntland Airport Staff Kill 2 UN Workers in Galkacyo
Don't give me darood rants, give me facts and statistics as to why buntland is saver and more secure then Burco. Stop giving emotional bullshid
Re: Puntland Airport Staff Kill 2 UN Workers in Galkacyo
by the way, about 200,000 people live in boosaso town. and berbera city makes 100 more money then buntiland + ghetto
Re: Puntland Airport Staff Kill 2 UN Workers in Galkacyo
Warabaha wrote:Don't give me darood rants, give me facts and statistics as to why buntland is saver and more secure then Burco. Stop giving emotional bullshid
sxb i am not bieng emotional I am bieng realistic, I never said Galkaayo is safer then burco but Galkaayo is just better for you to understand it you must go there and see for yourself.
somalia as a nation is in a bad state at the moment even the capital is not save and were all on the same boat but that will change sooner then later.
gedo is a region located in the richest state in somalia (jubaland), it is where the only permanent river in this bloody dry ass country is located,
land+water=food
berbera+ port = xabashi slave
Re: Puntland Airport Staff Kill 2 UN Workers in Galkacyo
They were killed by a reer mahad dude that was paid by enemy of Puntland and Galmudug, which is most likely al-shabab. Reer Galkacyo should unite in cleaning the city from these type of dirt
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 431 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 6 Replies
- 1488 Views
-
Last post by flyWOODY
-
- 1 Replies
- 359 Views
-
Last post by 1_londoner
-
- 8 Replies
- 1501 Views
-
Last post by Dhulbahantking
-
- 0 Replies
- 405 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 3 Replies
- 689 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 13 Replies
- 840 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 1 Replies
- 359 Views
-
Last post by kadarre
-
- 17 Replies
- 1348 Views
-
Last post by American-Suufi
-
- 3 Replies
- 831 Views
-
Last post by galia