Egypt, leading the world in Wife beating
Posted: Mon Oct 17, 2005 2:05 pm
You wanna see the wrath of an Egyptian? Let his wife say that she ain't in the mood tonight or forget to put the right Basal quantity in the Ceysh and Fool
------------------------------------------------------------------------------------
-------------------------------------------------------------------------------
Hay'ada Qaramada Midoobay ee la yiraahdo UNFPA(United Nations Population Fund) ayaa waxay soo saartay warbixin ay uga hadlayso Dhibaatooyinka loo geysto haweenka aduunka iyadoo waraysiyo la yelatay haween kala duwan oo wadamo badan ka tirsan, waxayna Hay'adu waxay warbixinteeda ku sheebtay in haweenka aduunka dhibaatooyinka ku dhaca ay ka badan yihiin tan ku dhacda ragga.
Hay'adu waxa ay shegtay mar ay samaysay tirakoob ku saabsan wadamada ugu badan ee dhibatada dumarka loo gaysta safka hore ka ah Wadanka Masar oo haweenka ku nool ay 94% sheegeen in garaacitaanka ragga xaasaskooda u gaystaan ay tahay mid iska cadi ah oo ka mid noqotey Nolosha wada dhaqanka qoyska, halka wadanka Zambia uu ka galay kalinta labaad oo 91% ay haweenkuna ay cadeyeen sidaa oo kale kaalinta sadexaadna waxaa galay dalka Hindiya oo isagana 70% ay haweenku cadeeyeen in ragooda jirdilka ay u gaystaan ay tahay mid haweenku ay raali ka yihiin.
Waxyalaha keena raggu inay haweenkooda garaacaan ayaa waxay shegeen inay tahay tan ugu badan haweenka oo u diida raggooda jirkooda iyo iyagoo iska baxa iyagoon wax fasax ah ka qaadan ragooda sidoo kalena diyarinta Cuntada oo aad waqtigeedi ama si fiican loo diyaarin ayaa ka mid ah waxyaabaha la sheegay in Ragga wadamadaasi ay u garaacaan Haweenkooda.