War Deg Deg Ah Dibad bax cabasho ah oo goordhaw ka biloowday xaafado kamid ah Magaalada Muqdisho
Wararka aan ka heleyno Xaafado kamid ah Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xiligan uu socda dibad bax looga soo horjeedo dagaal maalmo kahor ka dhacay Xaafado katirsan Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir.
Dibad baxa ayaa ah mid looga soo horjeeday Dagaalkii gardarda ahaa ee ka dhacay Xaafado katirsan Degmada Dayniile , waxa ayna dadka dibad baxa dhigaya sidoo kale ay ka cabanayaan saraakiil katirsan Dowlada oo wada howlo aysan shacabku raali ka aheyn.
Dibad baxa xoogiisa ayaa hada kasocda Xaafada SII Sii ee Degmada Dayniile , waxaana halkaasi isugu soo baxay odayaasha iyo dadka ku dhaqan xaafado katirsan Degmada Dayniile, kuwaa oo kasoo horjeeday maleeshiyada dhul boobka waday ee dagaalka ka kiciyay maalin kahor halkaasi.
[code]
Sida aan wararka ku heleyno dibadbaxayaasha ayaa sidoo kale kasoo horjeeda Qorshe ay dowlada ku dooneyso in ay ku xir xirto saraakiil dadka deegaanka ah oo la sheegay in ay ka qeyb qaateen dagaal maalin kahor ka dhacay halka loo yaqaan Haanta dheer iyo Xeradii hore ee Seben Seben.
[/code]
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdiso Somalia
Allbanaadir@live.com
Hawiye Protesting defending Criminals that caused death
Moderator: Moderators
-
THE_TRUTH1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
-
THE_TRUTH1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
Re: Hawiye Protesting defending Criminals that caused death
President Sh , Maxmuud needs to draw the line appeasement will not build this Government . Mogadishu is the capital City of Somalia and for clan Militias to be armed in the city causing destruction and death when they please is not acceptable and should not be tolerated. Gerneral Muungab must implement rule of law .
Saraakiisha kala jeeda Beelaha Habargidir iyo Murusade ka wada tirsan ciidanka Dowlada oo ka qayb galay dagaalka ... They should be Punished and be on example for rest of Sargaals . Gov resource are not to be used to Kill Innocent Civilians .
Ps
When Alshabaab ruled Mogadishu they feared no backlash from the elders and clan leaders its because they have showed them no Appeasement and ruled with iron fist .
Saraakiisha kala jeeda Beelaha Habargidir iyo Murusade ka wada tirsan ciidanka Dowlada oo ka qayb galay dagaalka ... They should be Punished and be on example for rest of Sargaals . Gov resource are not to be used to Kill Innocent Civilians .
Ps
When Alshabaab ruled Mogadishu they feared no backlash from the elders and clan leaders its because they have showed them no Appeasement and ruled with iron fist .
Re: Hawiye Protesting defending Criminals that caused death
What!! I tho Hawiye grew out of Hawiye inner fighting? I guess I was wrong.
- barbarossa
- SomaliNet Super

- Posts: 5567
- Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
- Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.
Re: Hawiye Protesting defending Criminals that caused death
Brother Blackrain, this is no time for cheap shots. Lets, instead, hope and pray, for these Somalis brothers, come to their senses and stop this internecine blood letting. Ilaahey, dadkaan ha heshiisiyo, amin.BlackRain wrote:What!! I tho Hawiye grew out of Hawiye inner fighting? I guess I was wrong.
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19081
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Hawiye Protesting defending Criminals that caused death
barbarossa wrote:Brother Blackrain, this is no time for cheap shots. Lets, instead, hope and pray, for these Somalis brothers, come to their senses and stop this internecine blood letting. Ilaahey, dadkaan ha heshiisiyo, amin.BlackRain wrote:What!! I tho Hawiye grew out of Hawiye inner fighting? I guess I was wrong.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 30 Replies
- 2851 Views
-
Last post by bluelovelady
-
- 6 Replies
- 1311 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 34 Replies
- 2143 Views
-
Last post by Mystic_Angel
-
- 6 Replies
- 526 Views
-
Last post by original dervish
-
- 14 Replies
- 922 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 20 Replies
- 1665 Views
-
Last post by DalJecel60
-
- 9 Replies
- 1716 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 0 Replies
- 511 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 3 Replies
- 482 Views
-
Last post by Sugule_Navyman
-
- 3 Replies
- 414 Views
-
Last post by Ladyyonelove