Meeye ciyaalkii faanka badnaa? Muqdisho saddex sano oo nabad ah haddana wax is bedel ah oo wayn ma jiraan, marka laga reebo Cisbitaalada iyo Iskuulada ay Turkigu dhiseen Iyo waliba waddooyinka halbawlaha ah oo Turkigu dhisay iminka ciidii kusoo noqotay.
Haye maalintii Muqdisho la xorreeyay waxaan ka fadhiisan waynay faankiina, iyo idinkoo leh '' In two to three years Muqdisho will be one of the best capitals in the Continent!''
Haye maxaa idiin qabsoomay saddex sano ayaa laga joogaa xorrayntii Muqdisho. Idinkuna mar kasta waxaad blame garaynaysaa Somaliland oo wax kasta gacanteeda ku samaysatay walina aan wax aqoonsiga caalamka ka helin. Ciyaal faan fooqal ciyaal faan.
Dhismaha Hormuud
