Suldaankii Beesha Shiiqaal oo Kismaayo lagu dilay

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Suldaankii Beesha Shiiqaal oo Kismaayo lagu dilay

Post by THE_TRUTH1 »

EG DEG:- Suldaankii Beesha Shiiqaal oo Kismaayo lagu dilay




Apr 21, 2014 - jawaab
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in kooxo hubeysan Kismaayo ay ku dileen Nabadoon caan ah.

Nabadoonka la dilay ayaa magaciisa waxaa lagu sheegay Nabadoon Caamir C/raxmaan Cabdi Dhuux, waxaana lagu dilay xilli la sheegay in dawooyin uu ka doonayay xarun caafimaad oo magaalada ku taal.

Nabadoon Cabdirashiid Macali Gaas, oo la hadlay Idaacada Risaala oo kamid ah idaacadaha Muqdisho ayaa sheegay in kooxaha hubeysan ay wateen guriga AK47 iyo bastoolad, ayna ka koobnaayeen seddex ruux.

Lama oga sababta ka dambeysay dilka nabadoonka, laakiin arinta ayaa kusoo aadeysa iyadoo xiisad kacsanaan ah ay ka dhaxeyso maamulka Jubba iyo Barre Hiiraale.
SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Re: Suldaankii Beesha Shiiqaal oo Kismaayo lagu dilay

Post by SecretAgent »

Sheikhaals are 700,000 big number well united clan aun to the elder
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Suldaankii Beesha Shiiqaal oo Kismaayo lagu dilay

Post by Rabshoole »

Inna Lillahi wa inna ilaihi rajiun, Allah naxariistiisa Janno haka waraabiyo
User avatar
Substance
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3831
Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
Location: Under The Neem Tree

Re: Suldaankii Beesha Shiiqaal oo Kismaayo lagu dilay

Post by Substance »

AUN. These thugs in kista needs to be removed.
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Suldaankii Beesha Shiiqaal oo Kismaayo lagu dilay

Post by BlackRain »

Was killed by Ogadens in revenge for that Ogaden elder that was killed couple months back
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Suldaankii Beesha Shiiqaal oo Kismaayo lagu dilay

Post by quark »

AUN Suldaanka


Killing of elders has now become a normal thing in somalia :meles:
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: Suldaankii Beesha Shiiqaal oo Kismaayo lagu dilay

Post by EEGA9 »

BlackRain wrote:Was killed by Ogadens in revenge for that Ogaden elder that was killed couple months back
Considering most Sheekhaal are Madoobe allies now( They have the 2nd vice president role held by Lugadheere), its unlikely. There are cells in Kismaayo killing these elders to stir things, none of these people are threats to Madoobe. Last elder killed was the Cawrmale Ugaas who was a madoobe ally.
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Suldaankii Beesha Shiiqaal oo Kismaayo lagu dilay

Post by Adali »

One thing I like about Ogaden is they know how to treat non-daroods, no naxariis, no Somalinimo BS, straight up gangster. :up:
AbdiJohnson
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5957
Joined: Fri Jun 07, 2013 4:24 pm
Location: Slave of Western Values

Re: Suldaankii Beesha Shiiqaal oo Kismaayo lagu dilay

Post by AbdiJohnson »

Adali wrote:One thing I like about Ogaden is they know how to treat non-daroods, no naxariis, no Somalinimo BS, straight up gangster. :up:
You support the murders of innocent elderly men because of qabiil? Weren't you acting holier than thou just a week ago and preaching about Islam?

I am,

Abdi "The number of hypocrites is too damn high" Johnson
User avatar
Gabre
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1642
Joined: Sun Jun 23, 2013 10:52 am
Location: Shores of Eretz Ogadenia, making aliyah
Contact:

Re: Suldaankii Beesha Shiiqaal oo Kismaayo lagu dilay

Post by Gabre »

Adali wrote:One thing I like about Ogaden is they know how to treat non-daroods, no naxariis, no Somalinimo BS, straight up gangster. :up:
AUN to the Suldaan, this sort of thing is really dumb and should not be celebrated. I still remember what Ogaden did to Shiiqaal in Raaso in the middle of the extreme drought of 2000s. Eeg sidda masaakiinta Raaso loo laaye because of tribal bullshit, ciil walaahi:



You cannot condone savagery because of qabiil, that is inhuman. If it was Ogaden that murdered this old man for qabiil reasons, I apologize as Ogaden.
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Suldaankii Beesha Shiiqaal oo Kismaayo lagu dilay

Post by Adali »

I don't support the death of anyone, it is unfortunate that we as Somalis don't get along, I like the idea of Ogaden being strong man in Jubboyinka it is a role my clan has been incapable of fulfilling, in other words, only big foot can fit those shoes, and as a Darood we need to apply strong man policies to prevent Jubaland being an enticing prospect to its enemies, if Marehan has utterly failed in that regard let Ogaden accomplish it and secure the regions future for us and our grand children.

I remember Galgaduud in the 60s, Galgaduud was entirely run by Darood, Ogaden were actually the strong men there too, such as Military colonels stationed there, Police chiefs etc whiles Marehan ran it politically such as being Governor, MPs etc, it was this partnership that lead to a prospering, democratic and peaceful region of Galgaduud under the watchful eye of the SYL.




We need something similar in Kismaayo, incorporating both Marehan and Ogaden qualities will lead to a prosperous and unstoppable region.
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Suldaankii Beesha Shiiqaal oo Kismaayo lagu dilay

Post by SultanOrder »

Adali wrote:One thing I like about Ogaden is they know how to treat non-daroods, no naxariis, no Somalinimo BS, straight up gangster. :up:
Doqonkaatahay was, waxa maalinkasta lagu leenayo kismaayo waa marexaan, no other qabil is being treated with no naxariis , no somalinimo bs, straight up gangster by Ogaden.
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: Suldaankii Beesha Shiiqaal oo Kismaayo lagu dilay

Post by BlackRain »

PO, do you know any well known Marehans that's been killed by Ogadens? I highly doubt so
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Suldaankii Beesha Shiiqaal oo Kismaayo lagu dilay

Post by SultanOrder »

Just the most recent one was a talxe that was killed on the day the PM was leaving. Get out of stuff you don't know about.
User avatar
TheGrumpyGeeljire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3555
Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm

Re: Suldaankii Beesha Shiiqaal oo Kismaayo lagu dilay

Post by TheGrumpyGeeljire »

آخر زمان ولله بعض الاحيان اعتقد ان الصاملين شوي مجانين
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”