Ismaaciil87 iyo Garaad13 Soo Gala

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Ismaaciil87 iyo Garaad13 Soo Gala

Post by KingWaslawi »

Waa marka horee abtiyaal iga guddooma ugu horayn salaan karaamaysan.

Wa bacdu.

Waxaan jeclaaday inaan idin waydiiyo dhawr su'aalood oo kooban inaad iiga jawaabtaan, haddaad wakhti u heshaan weeye.

Horta anigu kolay labadiinaba waxaan idiin arkaa rag soo gubtay ama ugu yaroon badh-gubad ah, kol aad laba dhinbiiloodna kusoo istaagteen. Taa waxaan uga go' leeyahay dee inaad tihiin niman talo wax laga waydiin karo.

Waxba yaanan hadalka kusii dheeraane, waa kuwan su'aalihii:

1. Maxay tahay ilaa iminka waxa ugu weyn ee aad Somaliland kaga soo hor-jeedaan?

2. SSC/Khaatumo maw-qifkooda ugu weyn waa maxay?

Dabcan ma xuma in wax-yaabaha qaar wax la iska waydiiyo. Baal aan idinla aragno ra'yi giina.
User avatar
Warabaha
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1724
Joined: Thu Jan 23, 2014 5:41 pm

Re: Ismaaciil87 iyo Garaad13 Soo Gala

Post by Warabaha »

i though garad13 was in hargeisa few days ago and will be in hargeisa in may celebrating with his family
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: Ismaaciil87 iyo Garaad13 Soo Gala

Post by Ismail87 »

Wcs abti, aniga jawaabtaydu waa simple.

1. Secession.

2. I'm not up to date with the recent activities in Khaatumo, but the only reason why I support them is because of this :som:
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Ismaaciil87 iyo Garaad13 Soo Gala

Post by KingWaslawi »

Abti gartay laakiin aan inyar kuu iftiimiyee,

Somaliland waxay Soomaaliya kaga go'aysaa waa sabab cad, midnimana sidii aanu ugu lisnay koonfur noogu may hanbayn, waxa kaloo jira khaladaad waaweyn oo siyaasadeed kaas oo Somaliland ka tirsanayso koonfurta. Laakiin adigu weli iigamaad jawaabin waxa Somaliland ka tirsanaysaan. Goosashada yadu waa mid sabab ku yimi. Bal adna maxay taadu tahay?
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: Ismaaciil87 iyo Garaad13 Soo Gala

Post by Ismail87 »

Ok abti waxaad ii sheegtaa sababta ay Somaliland weli gooni isu taag u rabto ileen hada kacaankii waa lasoo dhaafay Soomaali cid aysan colaadu taabana ma jirto. Hadana cid is xasuuqi kartaa ma jirto, nin walba ninkii soo doonta dhinac buu iska marinaya. Anigu waxaan aaminsanahay gacmo wada jir bay wax ku gooyaan, Soomaali inaynu ka go'no dani inooguma jirto.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Ismaaciil87 iyo Garaad13 Soo Gala

Post by AbkoowDhiblaawe »

Ismail87 wrote:Ok abti waxaad ii sheegtaa sababta ay Somaliland weli gooni isu taag u rabto ileen hada kacaankii waa lasoo dhaafay Soomaali cid aysan colaadu taabana ma jirto. Hadana cid is xasuuqi kartaa ma jirto, nin walba ninkii soo doonta dhinac buu iska marinaya. Anigu waxaan aaminsanahay gacmo wada jir bay wax ku gooyaan, Soomaali inaynu ka go'no dani inooguma jirto.
:up: :som:
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Ismaaciil87 iyo Garaad13 Soo Gala

Post by abdikarim86 »

KingWaslawi wrote:Waa marka horee abtiyaal iga guddooma ugu horayn salaan karaamaysan.

Wa bacdu.

Waxaan jeclaaday inaan idin waydiiyo dhawr su'aalood oo kooban inaad iiga jawaabtaan, haddaad wakhti u heshaan weeye.

Horta anigu kolay labadiinaba waxaan idiin arkaa rag soo gubtay ama ugu yaroon badh-gubad ah, kol aad laba dhinbiiloodna kusoo istaagteen. Taa waxaan uga go' leeyahay dee inaad tihiin niman talo wax laga waydiin karo.

Waxba yaanan hadalka kusii dheeraane, waa kuwan su'aalihii:

1. Maxay tahay ilaa iminka waxa ugu weyn ee aad Somaliland kaga soo hor-jeedaan?

2. SSC/Khaatumo maw-qifkooda ugu weyn waa maxay?

Dabcan ma xuma in wax-yaabaha qaar wax la iska waydiiyo. Baal aan idinla aragno ra'yi giina.
The appeasing mode ka bax ...No one ever succeded by being apologetic.
There is NO need to know why they are opposed.

Bes They are opposed. Our only concern is The continued independence
and the control of ALL of Somaliland.
:up:
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Ismaaciil87 iyo Garaad13 Soo Gala

Post by KingWaslawi »

Ismail87 wrote:Ok abti waxaad ii sheegtaa sababta ay Somaliland weli gooni isu taag u rabto ileen hada kacaankii waa lasoo dhaafay Soomaali cid aysan colaadu taabana ma jirto. Hadana cid is xasuuqi kartaa ma jirto, nin walba ninkii soo doonta dhinac buu iska marinaya. Anigu waxaan aaminsanahay gacmo wada jir bay wax ku gooyaan, Soomaali inaynu ka go'no dani inooguma jirto.

Somaliland waxay gooni isu taag u rabtaa sababahan awgood.

1. Horta waxaan shaki jirin oo la wada ogyahay Somaliland waxay si bilaa shuruud ah hore ugula midow-day Koonfurta. Midnimadaas oo ay weliba iyadu kow ka ahayd taas oo ku dhisnayd jacayl ah walaaltinimo iyo Soomaali-nimo. Laakiin way ku hungowday. Oo dadkii sidaa midnimada u jeclaa waxa loogu abaal guday colaadin iyo caddaalad darro weyn oo ku salays-nayd hannaankii loo qaybsaday hoggaanka sare ee dalka.

2. Somaliland waxay weli isha ku haysaa, inaanay jirin oo wali Koonfur ka jirin cid Soomaalinimo dhab ah dan ka leh, waxa kaliya ee meesha isku haysta ee siyaasada Soomaaliya ku loo-lamayaa waa dagaal ogaa yaashii, waayo qofka nabadda jecel isaga ayay nabadu ka muuqataa marka hore.

3. Waxaan iyana marna sinaba u suurto galayn, qof aanad wax garawshiiyo ahba ka helin, oo wax kasta oo dhacay dafirsan, inaad midow aad la gasho iska daaye xataa aad lasoo hadal qaado.

Somaliland waayo aragnimo ku filan ayay Soomaaliya ka haysataa kamana suurtowdo inay marna dib ula midowdo.

Sacabkoo timo yeeshiyo
Saabuun xoor laga waayiyo
Waa damiir san madow' oo
Sina loo heli maayoo
Waanay suurta galayn.
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Ismaaciil87 iyo Garaad13 Soo Gala

Post by HooBariiska »

Warsheekh wrote:
Ismail87 wrote:Ok abti waxaad ii sheegtaa sababta ay Somaliland weli gooni isu taag u rabto ileen hada kacaankii waa lasoo dhaafay Soomaali cid aysan colaadu taabana ma jirto. Hadana cid is xasuuqi kartaa ma jirto, nin walba ninkii soo doonta dhinac buu iska marinaya. Anigu waxaan aaminsanahay gacmo wada jir bay wax ku gooyaan, Soomaali inaynu ka go'no dani inooguma jirto.
:up: :som:

:shock: :down: :arrow:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Ismaaciil87 iyo Garaad13 Soo Gala

Post by KyrieJama »

Waa calaykum ma salaam warahmatullahi waa barakatuhu.

King Waslawi abti, dadku inta badan Khaatumo state sii xun bay ugu fahmeen. Sabata loo dhisay waxa weeyan;

1) Shacabka dhulka laa isku haysto inay israacan oo ka baxan mugdiga ay ku jiraan.
2) Labada dowladood SL iyo PL reero bay uu xidhanyihin, oo wax talo aan ku leenahay baa iska yar. 23 sano oo soo dhaafay dib uu dhac baa dhulkaas ku dhacay, sababta waxa weeyan anaka baa dhexdooda uu dhimanay. Horumar waxan ku gaadhi karna marka aan helno maamul dadka metela, dad Hargeysa iyo Garowe laga soo xulay oo shacabka uu tudhayn waa nin naftiisa uu shaqaysanaya, laakin ma matelo dadkani.
3) Midnimada Soomaaliyeed muqadas bay uu arkaan dadkani.
4) Inay dadka deegankan ayaahoda ka talinaayan, oo aan wax walba loo soo xulin. Ruunti dadkani xadgudubyo noocyo badan bay uu geysteen SL iyo PL.
5) Ina laga qayb galo turxaan bixinta umada Somaaliyeed iyo dhidsida dowlad xaqa, sida loo soo celiyo karaamada jamhuuriyada Somaliyeed.

Siyaasad baa laa isku haysta, wax kale ruunti ma jiraan. Wadahadal ina lagu dhamayo baa wacan, laakin ila 91 SL waxay hal uu dhig ka dhigatay inay metasho dhamman waqooyiga SL laakin dadka maa wada aaminsana. Ahlu jahliga qabil meesha na kama maqna meesha, laakin dadka deegankaas waxay aaminsanyihin ina dowlada keliya dadkan dhex uu ahaan kara waa SFG, waa haddi wadada xaq la raaco.

Lastly, it all centers around ownership, representation and legitimacy.
User avatar
TheGrumpyGeeljire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3555
Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm

Re: Ismaaciil87 iyo Garaad13 Soo Gala

Post by TheGrumpyGeeljire »

Garad13 I agree with you to an extent but come on the SFG is not fit to lead donkeys let alone people. I remember a few years back when solomadow reer miyi were praying eid and they got cut down with bullets. Solomadow wanted revenge big time but siilanyo stopped them and defused the situation. Yourself, you should know that Somaliland do not kill dhulbahante or any other tribe for that matter unlike puntland. Somaliland is by far a beacon of justice and equality. SSC are better off with Somaliland to be honest. Heck, even the defence and health ministers are harti, the vice president is dir and this shows Somaliland is much better than the SFG for reer khaatunmo.
Aristocat
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 294
Joined: Mon Apr 09, 2012 6:49 pm

Re: Ismaaciil87 iyo Garaad13 Soo Gala

Post by Aristocat »

garad13 wrote:Waa calaykum ma salaam warahmatullahi waa barakatuhu.

King Waslawi abti, dadku inta badan Khaatumo state sii xun bay ugu fahmeen. Sabata loo dhisay waxa weeyan;

1) Shacabka dhulka laa isku haysto inay israacan oo ka baxan mugdiga ay ku jiraan.
2) Labada dowladood SL iyo PL reero bay uu xidhanyihin, oo wax talo aan ku leenahay baa iska yar. 23 sano oo soo dhaafay dib uu dhac baa dhulkaas ku dhacay, sababta waxa weeyan anaka baa dhexdooda uu dhimanay. Horumar waxan ku gaadhi karna marka aan helno maamul dadka metela, dad Hargeysa iyo Garowe laga soo xulay oo shacabka uu tudhayn waa nin naftiisa uu shaqaysanaya, laakin ma matelo dadkani.
3) Midnimada Soomaaliyeed muqadas bay uu arkaan dadkani.
4) Inay dadka deegankan ayaahoda ka talinaayan, oo aan wax walba loo soo xulin. Ruunti dadkani xadgudubyo noocyo badan bay uu geysteen SL iyo PL.
5) Ina laga qayb galo turxaan bixinta umada Somaaliyeed iyo dhidsida dowlad xaqa, sida loo soo celiyo karaamada jamhuuriyada Somaliyeed.

Siyaasad baa laa isku haysta, wax kale ruunti ma jiraan. Wadahadal ina lagu dhamayo baa wacan, laakin ila 91 SL waxay hal uu dhig ka dhigatay inay metasho dhamman waqooyiga SL laakin dadka maa wada aaminsana. Ahlu jahliga qabil meesha na kama maqna meesha, laakin dadka deegankaas waxay aaminsanyihin ina dowlada keliya dadkan dhex uu ahaan kara waa SFG, waa haddi wadada xaq la raaco.

Lastly, it all centers around ownership, representation and legitimacy.
You're sport on. First time i ever agreed with this dude.
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Ismaaciil87 iyo Garaad13 Soo Gala

Post by SultanOrder »

Isaaq are funny, they maintain the right of self-determination for themselves but deny it to others when it goes against their interests. It goes to show you that the only real interest is power, and therefore the reason for secession is to maintain power for themselves. If it wasn't for power, and it was just about "ruling themselves (isaaq)", then they wouldn't have a problem with Reer Khaatumo saying no to SL, just like how SL is saying no to Somalia. This is also why most SL'ders don't flinch at the military occupation of a people resistant to their ideology. In fact, they support it because it extends their power.
User avatar
Lillaahiya
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9782
Joined: Tue Sep 08, 2009 1:35 am

Re: Ismaaciil87 iyo Garaad13 Soo Gala

Post by Lillaahiya »

Perfect_Order wrote: If it wasn't for power, and it was just about "ruling themselves (isaaq)", then they wouldn't have a problem with Reer Khaatumo saying no to SL, just like how SL is saying no to Somalia. This is also why most SL'ders don't flinch at the military occupation of a people resistant to their ideology. In fact, they support it because it extends their power.
Politics boo. It has little to do with 'shoulds'.
User avatar
STARKAST
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5153
Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
Location: Bale mountains, Somali Galbeed

Re: Ismaaciil87 iyo Garaad13 Soo Gala

Post by STARKAST »

Perfect_Order, this is 1 of many reasons why i am ideologically against reer isaaq creation of SL.
They cry of Daroodism every single day yet they want to practice the same thing with their langaab selfs.

To bad dhuls iyo warsan have little backbone and can't say the world no even when in defence and in an easy battle such as today.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”