Page 1 of 1

Fanaano Cusub Heeso Cusub ee Wadankii hooyo laga soo duubay

Posted: Thu Apr 24, 2014 4:19 am
by libaaxyare
Fanaaniinta reer da' da yar ee Hargeysa
ku raaxeyso





Reer MUqdisho comming soon Stay tune.........................

Re: Fanaano Cusub Heeso Cusub ee Wadankii hooyo laga soo duu

Posted: Thu Apr 24, 2014 4:27 am
by libaaxyare

Fanaaniinta Da, da yar ee Reer Muqdisho







Re: Fanaano Cusub Heeso Cusub ee Wadankii hooyo laga soo duu

Posted: Fri Apr 25, 2014 2:12 am
by libaaxyare
Waa su'aal da waynoo fanka iyo suugaanta Soomalida yaa daba qanan? inta degta dhulka hooyo waa in ay adkeysaa in aan la dhaqan rogin

waxaan staagay maalmo magaalada Jigjiga, oo aan ka qyebgalay xaflad iyo ruwaayad, waxa ii gu yaabka baneyd marka aan arkey Soomaalidii oo sidii Xamashidii garbaha lulaya, heesihiina waxaa loo badalay musigii amxaariga