Labadan dhalinyaro waxan ku amraya inay hubka dhigaan, oo labta isku furaan. Hadaad diidan waxa iga walle iyo billeh ah inaad xabsiga Mandheera liinta ku cabi doontan. Waa digniin.


Ehelnimo iyo oodwaagnimada haa lagu noqdo, dagaalka iyo wasmada ha is barbaar socdan

Talo bixin; Haddi hawshan aan ku guulaysano waxaan isku meherinayna Xkeyse iyo Babygirl. Waa dad iskabuulonimada ku raagay ruunti, illaahi darti aan badbaadino labadan ruux intaynin umada isku gubin.

Nabad iyo Caano
Gaalki cada wuxuu yidhi, 'Make Babies, Not War'
Garaad13
Suldanada waa dhalasho, waa bilahi towfiq.