Page 1 of 2

Garaad13; Xaflada Godob Reeb Snet

Posted: Tue Apr 29, 2014 3:29 pm
by KyrieJama
Aniga oo ah Garaadka guud ee Beesha Somalinet, waxaa musuliyad iga saran inaan xal uu raadiyo is maandhaafka siyaasadeed iyo duulanka is daba jooga ka socda deegaanada waqooyiga, anigo cuskanaya samaynta weyn ee Garaadada iga horeeyay ka qaateen dhisida Xeer dhaqanka suuban ee kaa dheexeya umadani qaab qabiil ku nool, waxaan ka cod sanaya odayga Imam Le Justicier oo wali uu ah Hodan Yare inaa la siiyo Original Dervish oo qooq ba'aani hayso.

Labadan dhalinyaro waxan ku amraya inay hubka dhigaan, oo labta isku furaan. Hadaad diidan waxa iga walle iyo billeh ah inaad xabsiga Mandheera liinta ku cabi doontan. Waa digniin. :!: :mrgreen:

Ehelnimo iyo oodwaagnimada haa lagu noqdo, dagaalka iyo wasmada ha is barbaar socdan :up:

Talo bixin; Haddi hawshan aan ku guulaysano waxaan isku meherinayna Xkeyse iyo Babygirl. Waa dad iskabuulonimada ku raagay ruunti, illaahi darti aan badbaadino labadan ruux intaynin umada isku gubin. :lol:

Nabad iyo Caano
Gaalki cada wuxuu yidhi, 'Make Babies, Not War'

Garaad13
Suldanada waa dhalasho, waa bilahi towfiq.

Re: Garaad13; Xaflada Godob Reeb Snet

Posted: Tue Apr 29, 2014 3:40 pm
by LeJusticier
Garaad
I am confused in my book OD is gabadh qurux badan oo ugaadh yahan ah.
Hadaad inaga hubto cimaamada waan soo qaadan.

le justicier

Re: Garaad13; Xaflada Godob Reeb Snet

Posted: Tue Apr 29, 2014 3:47 pm
by KingWaslawi
OD and Hodan waxaan moodayay inay hablo yihiin labaduba. Markaa tee baa la guursanayaa!

Re: Garaad13; Xaflada Godob Reeb Snet

Posted: Tue Apr 29, 2014 3:50 pm
by Hodan94
:lol: :whoa:
No way.....i'd rather smash both u and OD up with a toori than make peace/marry.

habeen wanagsaan.

Re: Garaad13; Xaflada Godob Reeb Snet

Posted: Tue Apr 29, 2014 4:00 pm
by LeJusticier
Hodan94 wrote::lol: :whoa:
No way.....i'd rather smash both u and OD up with a toori than make peace/marry.

habeen wanagsaan.

Tooray? :shock:

Burco folks embedded always with tooray

Re: Garaad13; Xaflada Godob Reeb Snet

Posted: Tue Apr 29, 2014 4:03 pm
by MujahidAishah
:dead:

Garad inabti waan kugu raacsan yahay talada :up:

Re: Garaad13; Xaflada Godob Reeb Snet

Posted: Tue Apr 29, 2014 4:06 pm
by KyrieJama
LeJusticier wrote:Garaad
I am confused in my book OD is gabadh qurux badan oo ugaadh yahan ah.
Hadaad inaga hubto cimaamada waan soo qaadan.

le justicier
Ba'aa Ba'aa, beryahan sida duqa siiranyo waan so qafiifaya, Garka agada :!:

Original Dervish is cadee, ma lab ama dhedig baa tahay? :lol:

Ma dalool baa kugu yaala, ama xinniyo :?

Re: Garaad13; Xaflada Godob Reeb Snet

Posted: Tue Apr 29, 2014 4:13 pm
by LeJusticier
If OD turn up to be dude then I belongs into care homes :lol: :lol:

Re: Garaad13; Xaflada Godob Reeb Snet

Posted: Tue Apr 29, 2014 4:13 pm
by HooBariiska
OD is a gurl everyone knows that

Re: Garaad13; Xaflada Godob Reeb Snet

Posted: Tue Apr 29, 2014 4:32 pm
by KyrieJama
Hodan94 wrote::lol: :whoa:
No way.....i'd rather smash both u and OD up with a toori than make peace/marry.

habeen wanagsaan.
Waa ku sidee inabti? Nin Naaleeye Ahmed oo laandheera baa lagu raaciyay, buuraha guban ee raafadka badan ee riyaha weydka ah ku haysid kasoo dhadag, oo ku hoyo guri barwaqo ee boqolaal geel dhaqayaan. Ku soo dhowow degaanka barakaysan ee Nugal Godan :rose:

Hadii kale, waa yeelkada, caruur kelyo buuran ee Idoor kaalay dheh :lol: Gaajo maanta kugu dambaysa Hodan cadeey, nolosha cusub soo dhawee, HJ madaxboobalan haa inagu noqon, nimcada iska dhex dhaq, yaa hela :stylin:

[youtube]watch?v=ZQjd7SIkprY[/youtube]

Re: Garaad13; Xaflada Godob Reeb Snet

Posted: Tue Apr 29, 2014 4:44 pm
by KyrieJama
LeJusticier wrote:If OD turn up to be dude then I belongs into care homes :lol: :lol:
Qofka haduu gabadh noqdo nin abtigay oo kaba walan laa yidhahdo Khalid Cali baa cirka ku kala goosanaya :lol:

Alla, sidu odayga gabadh naalaye ahmed ah uu day dayaaye, kabaha baa ka dhamaaday. Lo'disa hablaheena maa gooyan, restraining order baan sarnay :lost:

Re: Garaad13; Xaflada Godob Reeb Snet

Posted: Tue Apr 29, 2014 4:58 pm
by Lillaahiya
Hodan94 wrote::lol: :whoa:
No way.....i'd rather smash both u and OD up with a toori than make peace/marry.

habeen wanagsaan.
Dumarku qabiil maleh Hodaney :shaq: Ta labaad, opposites attract :up:

Re: Garaad13; Xaflada Godob Reeb Snet

Posted: Tue Apr 29, 2014 5:08 pm
by KyrieJama
Asha and Lillahiya,

Gabadha laa hadla mala way xisho naysa :oops: Hablaha Soomaliyeed waa asal walee :up:

In other words 'i'd smash the both of you with a Toori' means 'i'd smash the both of you, but i'm sewed up it feels like a Toori...' :lol: Women can confuse the illiterate :mrgreen:

Re: Garaad13; Xaflada Godob Reeb Snet

Posted: Tue Apr 29, 2014 5:19 pm
by HooBariiska
Lillaahiya wrote:
Hodan94 wrote::lol: :whoa:
No way.....i'd rather smash both u and OD up with a toori than make peace/marry.

habeen wanagsaan.
Dumarku qabiil maleh Hodaney :shaq: Ta labaad, opposites attract :up:
Haday sidaad tahay inadeer bal dhinacayga isoo talaabso :rose:

Re: Garaad13; Xaflada Godob Reeb Snet

Posted: Tue Apr 29, 2014 7:03 pm
by ManD333q
If OD wasn't a girl, he might as well end up as one, when Hodan uses that torey on him :lol: