Drilling of wells
He wants them to stop supporting ONLF/"Nabadiid"
Jijiga, May 01, 2014 – Shirkii labada maalmood uga socday tuulada San-xaskule, ee xadka Jarar iyo Nogob madaxwaynaha degaanka iyo beesha Maalinguur ayaa iska gababgaboobay.
Shirka oo macnihiisu ahaa sidii ay beesha maalinguur uga hadhi lahayd halganka gobonimo doonka iyo ururka ONLF, kaas oo ololihiisa uu waday Axmed Yusuf Habane, oo ah ku simaha Ugaaska beesha.