Anti-galaydh demonstrations rocked buuhoodle by pro-somalil

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Anti-galaydh demonstrations rocked buuhoodle by pro-somalil

Post by theyuusuf143 »

Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa
maanta kacsan waxaana ka Dhacay banaanbaxyo
Banaanbaxaydaasi ayaa Waxaa Looga Soo Hor Jeedaa
Cali Khaliif Galaydh oo Maalin ka Hor Yimi.
Arrintaan ayaana imaanaysa xilli ay Buuhoodle
kuwada suganyihiin Cali Khaliif Galaydh iyo Dr
Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye)
Isku soo baxyo xooggan oo looga soo horjeeda
joogitaanka Cali Khalif Galaydh EE Buuhoodle,
Mudaharaaskaasi ayaa bilowday Subaxnimadii Hore
ee Saaka iyadoo meelo kala duwan ay ku gubeen
Taayiro, sidoo kale Waxaa La Xidhay Wadada
Halbowlaha u ah Bartamaha magaalada Buuhoodle
iyo Qaybo ka Mid ah Wadooyinka kale tasoo
xayirtay isusocodka dadka iyo gaadiidka ee
magaalada Buuhoodle.
dareenkena Dadka ayaa Waxay Qabaan in Cali Khaliif
iyo Xaglo Toosiye ay Yihin Labo Nin oo Isku Mid ah
Xaga Siyaasada.
Si kastaba ha ahaatee Shacabka Ku Nool Magaalada
Buuhoodle Xarunta Gobolka ay aragtiyo kala duwan
ka qaba xaalada guud ee gobolka odayaasha iyo
waxgaradka Culimo udiinka ayaa Dhamaantood
waxay ay Wadaan Sidii Xalad Daganaansho Lagu Soo
Dabaali Lahaa Gobolka Cayn.


http://www.kalshaalenews.com/war-deg-de ... buuhoodle/
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Anti-galaydh demonstrations rocked buuhoodle by pro-som

Post by BigBreak »

somaliland's territorial integrity is sacrosanct :up:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Togdheer”