PL to receive 40 million from Japan

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

PL to receive 40 million from Japan

Post by garoweboy »

Nairobi[RBC Radio]Dowladda Japan ayaa markii ugu horreeysay sheegtay inay Puntaland si ka madaxbanaan dowladda faderaalka usiin doonto deeqaha ay Soomaaliya ugu tala-gashay,waxaana xilligaan ay dowladda Japan ballan-qaaday inay ugu deeqeyso Puntland lacag dhan $40 million oo dollar.

Lacagta mallaayinta ah ee dowladda Puntland loogu deeqay,waxaa ay qeyb ka tahay lacag ay dowladda Japan ugu deeqday Soomaaliya bishii maarso ee sanadkan 2014, markaas oo madaxweyne Xasan Sheekh uu tegay dalkaas.

Ballan-qaadka dowladda Japan ee ay Puntland ugu deeqday,waxaa ay timid kaddib markii wasiiru-dowlaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland Dr. Maxamed Cabaas Cumar iyo ku-xigeenka safiirka Japan ee Soomaaliya Atsushi Yonezawa ay ku kulmeen magaalada Nairobi,waxaana kulanka ka soo baxay in si madaxbanaan Puntland ay u hesho deeqaha Japan ay siiso Soomaaliya.

Ku-xigeenka safiirka Japan ee Soomaaliya,Atsushi Yonezawa ayaa ballan-qaaday in ay Puntland si toos ah u helayso qorshaheeda iyo saamiga ay ku leedahay dhaqaalaha Japan siinayso dowladda Soomaaliya, Mudane Cabaas wasiiru-dowlaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah ayaana ka codsaday safiirka in ay doorkooda u helaan si madax banaan.

$40 million oo dollar ee Puntland loogu deeqay,waxaa la sheegay dowladda Japan inay soo marsin doonto hay’addaha gargaarka Qaramada Midoobey ee mashaariicda ka wadda Puntland, waxaa ka mid ah mashaariic dhisme oo uu ku jiro garoonka Garoowe oo ay dowladda Japan soo marisay hay’adaha.

Hay’adda Japan ay taageerada siiso ee Puntland ka howlgalla,waxaa ay kalayihiin FOA, UNHCR, UNOPS iyo The Somali red Crescent society,waxaana ay haatan kawadaan Puntland mashaariic horumarineed oo ay dowladda Japan ugu tala-gashay deeganada Puntland, dowladda Japan waxay sheegtay in aysan haatan lahayn qorshe ay ku bixiso deeqo waxbarasho oo Soomaaliya loo qorsheeyey.

Shirka dhexmaray wasiiru-dowlaha madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland Dr. Maxamed Cabaas Cumar iyo ku xigeenka safiirka japan ee Soomaaliya Atsushi Yonezawa waxaa lugu sheegay inuu qeyb ka yahay siyaasada dowlada Puntland ee ah in la sii xoojiyo xiriirka Puntland ay la leedahay beesha caalamka.


Image
Image
User avatar
blizzard90
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 872
Joined: Wed Apr 23, 2014 9:21 am
Location: The art of Hating

Re: PL to receive 40 million from Japan

Post by blizzard90 »

this is indeed embarrassing, and the fact that ure proud of a small hand out like a homeless person is even more embarrassing :down:
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: PL to receive 40 million from Japan

Post by garoweboy »

blizzard90 wrote:this is indeed embarrassing, and the fact that ure proud of a small hand out like a homeless person is even more embarrassing :down:
Go collect your food stamps. This ain't what you want. :arrow:
User avatar
blizzard90
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 872
Joined: Wed Apr 23, 2014 9:21 am
Location: The art of Hating

Re: PL to receive 40 million from Japan

Post by blizzard90 »

considering how putlands whole annual budget is only $30 millon they might as well apply for food stamps :ugeek:
User avatar
Even123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1368
Joined: Thu Oct 10, 2013 4:19 am

Re: PL to receive 40 million from Japan

Post by Even123 »

Good news for our brothers in Puntland, Insha'allahi abduweli will put those money in good use as in strengthing his control in Puntland from local and outside spoilers!

All in all, good news for reer puntland and somalia as a whole.
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: PL to receive 40 million from Japan

Post by thegoodshepherd »

Japan understands state-directed development better than any other nation. They helped South Korea plan their development and gave them tons of aid. Blizzard unlike you, this won't pay for cambuulo but for infrastructure building. They are not doing this to be nice but to get access to the resources of Puntland in the future. They want to be able to have a stake in Puntland when it begins to extract oil.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”