Page 1 of 1
Dawo
Posted: Wed May 07, 2014 5:33 pm
by dalmarrrr
Haday Dawo Bukooto
Maxaa Lagu Daweeyaa?
Re: Dawo
Posted: Thu May 08, 2014 12:22 am
by gharle
Waa weydiin adag oo in jawaab loo helo adag tahay. sow lama oran karo soomaalida dawadii lagu daweyn lahaa waa mid bukta ileen mudo 20 sanno ka badan ayaan dhulka naalaa'e.
Re: Dawo
Posted: Thu May 08, 2014 1:21 am
by barbarossa
Mid kale oo taa lamida waatan: dab hadduu dhaxamoodo maxaa lagu qaboojiyaa?