AUN
Condolences Message To The Family, Relatives And Friends of MP Fu’aad Sheekh Maxamed Cabdalle of the Idarays Abdalle clan former
MP in the Somaliland parliament.
May 11th, 2014
The news that informs passing away by our respected friend (Fuad Sheikh) has deeply affected to all us although all destinies of all us will remain the same
status. We the under mentioned personalities are forwarding our condolences messages to the family, relatives and the friends of fuad Sheikh wherever they
live in any part of the universe . We beg from Almighty Allah that his soul will rest in peace. Amen
1.Hassan Hussein. Nabaado.
2. Ahmed Abdi Yusuf.
3. Ismail yusuf.
4. Hassan Macalin.
5. Ahmed Xano.
6. Ahmed Omar Illyaas.
7. Mohamed Yousuf Dirqadhiidh
8. Mohamoud Yousuf.
9. All inma Gacan Jalab
10. The two brothers Faisal and Mohamd aw Muse.
drafted by Ismail Yusuf.
Tacsi kale waxa diraaya.
Xisbiga WADDANI
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
“وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور ”
Date: May 11, 2014
Tacsi
Gudoomooyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, wuxuu tacsiyadeenayaa xaaskii, caruurtii, dhamaan Xildhibaanada Golaha Wakiilada iyo qaranka JSL geeridii ku timi Xildhibaanka ka tirsanaa Golaha Wakiilada
Marxuum Fuaad Sheekh Maxamed Cabdalla oo ku geeriyooday dalka Maraykanka
Waxaanu Eebe uga baryayna innu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo marxuumka, ehalkii, qaraabadii iyo dhamaanteenba samir iyo iimaan inga wada siiy
Aamin
Tacsidana waxa diraaya.
WAXAANU HALKAN TACSI UGA SOO GUDBINAYNAA DHAMAAN REER SHEEKH MUXUMUD CABDALLE GEERI
NAXDINTA LAHAYD EE KU TIMI FUAAD SHEEKH MUXUMUD CABDALLE WAXAANUNA ILAAHAY SUBXAANUHU
WA TACAALA UGA BARYEYNAA INUU U NAXARIISTO OO GEEYO JANOOYINKIISA WAA SICA AH.ANAGOO KALA
AH;
1 .MAXAMED AADAN OBSIIYE IYO XAASKIISA SAYNAB XAAJI YUUSUF DUCAALE
2. AXMED JUMAE QAADI IYO XAASKIISA HODAN AXMED CABDI DHEERE
3. MAXAMUUD CALI CILMI IYO XAASKIISA KALTUUN RAABI YARE
4. IBRAAHIM AXMED AADAN IYO ( CIRO) IYO XAASKIISA SAFIYA YUUSUF
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Tacsidana waxa diraaya.
Annaka oo ah magacyada hoos ku qoran waxa aannu tacsi u direynaa xaaskii iyo ehelkii uu ka geeriyoodey Fu, aad Sheikh Muxumud Cabdalle oo ku geeriyoodey dalka mareykanka 09-05-2014 Gaar ahaan reer Sheikh Muxumad Cabdalle ilaahey samir iyo iimaan ha inaga siiyo dhammaanteen 1:Abokor sheikh Ahmed geedi
Iyo Xaaskiisa
2: xasan caydiid iyo Xaaskiisa
3:Cabdi Shukri iyo Xaaskiisa
4: Sahra Yusuf iyo carruurteeda
Tacsi kuwaasi la mid ahna waxa diraaya dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeenada shabakada qarannews, oo ku kala sugan dalka gudahiisa iyo dibadiisba.
Marxuumkana waxa aanu Eebe uga baryaynaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo
http://www.qarannews.com/?p=44541
My condolences to Siciid85
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super
- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: My condolences to Siciid85
Amiin. Thank you brother Boholking and rest of snet community.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 431 Views
-
Last post by kaliil
-
- 7 Replies
- 472 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 8 Replies
- 496 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 394 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 14 Replies
- 1097 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 22 Replies
- 1170 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 31 Replies
- 1582 Views
-
Last post by JSLHistorian
-
- 6 Replies
- 774 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 76 Replies
- 3802 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 30 Replies
- 1664 Views
-
Last post by Ina-Geel_Wase