Post
by KingWaslawi »
Alla faqash xaasid sanaa. ''Xaashee ninlibin kaa xistiyay xumihii waa yaab'' Waxay ka xun yihiin sida dadka reer Somaliland isugu tashaday ee wax u qabsanayaan, wadada Ceerigaabo maba aha wax siyaasadba lasoo dhex galin karo waayo waa mashruuc ah iskaa wax u qabso iyo dedaal shacab.