SANAD GUURO WACAN DHAMAAN UMADA REER SOMALILAND
erayada reer waqooyiga isticmaalan(somali phrases)
Moderator: Moderators
-
gaashaanlesare
- Posts: 48
- Joined: Mon Jan 06, 2014 11:41 am
erayada reer waqooyiga isticmaalan(somali phrases)
Walaalayaal waxaan raba ina ii sheegtin erayada reer waqooyiga isticmaalan. Gaar ahaan reer burco, qaar baan aqaana laakin waxbadan baa iga maqan
SANAD GUURO WACAN DHAMAAN UMADA REER SOMALILAND
SANAD GUURO WACAN DHAMAAN UMADA REER SOMALILAND
-
StormShadow
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: erayada reer waqooyiga isticmaalan(somali phrases)
1-Yaakhii ani Layn qabow ayaan rabaa
2-Aabow aabow seego waa la tumaa nooh
3-Jiraas baxawhaaya
4-Qoftaa bajaqda ku qabo nooh
5-Xunyahow xunku dhalay
6-Yaakhii Banaa I haysa
7-Ma i kasay ani Burco waxaan ahaan jiray
2-Aabow aabow seego waa la tumaa nooh
3-Jiraas baxawhaaya
4-Qoftaa bajaqda ku qabo nooh
5-Xunyahow xunku dhalay
6-Yaakhii Banaa I haysa
7-Ma i kasay ani Burco waxaan ahaan jiray
-
TheGrumpyGeeljire
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3556
- Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm
Re: erayada reer waqooyiga isticmaalan(somali phrases)
warheedhewaxa qortay waa afka reerkonfureedka, jow.
(my attempt)
(my attempt)
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: erayada reer waqooyiga isticmaalan(somali phrases)
Sidii qudun-quuto ghaaxa yareey
Markaad gohososhaan kuu ghabyaaye
Ghalbadu jabtayoo qalbiga maghanee
Gabdhahan laba laba u guursadaaye
Intaanay kacaamin ghuur-toontooy
Xansharey bush-gahdaada soo ghaado
Ninkii baxayaa billaawe xidhee
Annagu bundugh-yaanu sidanaaye
Lugbaan ka jaboo ma joogi karee
Ayaad igu jiiday jeeniga ee
Libaax laba jeeni nii kulahoo
Jijiga ka jibaalayaan ahayee
Sidii ghuuto ghuuto ghaaxa yareey
Markaad gohososhaan kuu ghabyaaye
Ghalbadu jabtayoo qalbiga maghanee
Gabdhahan laba laba u guursadaaye
Intaanay kacaamin ghuur-toontooy
Xansharey bush-gahdaada soo ghaado
Ninkii baxayaa billaawe xidhee
Annagu bundugh-yaanu sidanaaye
Lugbaan ka jaboo ma joogi karee
Ayaad igu jiiday jeeniga ee
Libaax laba jeeni nii kulahoo
Jijiga ka jibaalayaan ahayee
Sidii ghuuto ghuuto ghaaxa yareey
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: erayada reer waqooyiga isticmaalan(somali phrases)
Wuu ku wataa..He's with a babe
Jeebkiisaa qoslaya...Geezer's loaded
Timuhuu deystey...He's lost it big time
I dhig...Leave me the fuck alone
Indhuhuu u shitey...He told him off
Faas ween buu heystaa maantaa...He's out to hustle today
Hawuu soo doontey...He's from abroad
Jeebkiisaa qoslaya...Geezer's loaded
Timuhuu deystey...He's lost it big time
I dhig...Leave me the fuck alone
Indhuhuu u shitey...He told him off
Faas ween buu heystaa maantaa...He's out to hustle today
Hawuu soo doontey...He's from abroad
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 56 Replies
- 2935 Views
-
Last post by YummyMummy
-
- 26 Replies
- 1496 Views
-
Last post by Cilmiile
-
- 53 Replies
- 4486 Views
-
Last post by Enlightened~Sista
-
- 10 Replies
- 847 Views
-
Last post by zingii
-
- 16 Replies
- 976 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 8 Replies
- 1394 Views
-
Last post by Coeus
-
- 2 Replies
- 556 Views
-
Last post by mukke
-
- 0 Replies
- 382 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 1 Replies
- 693 Views
-
Last post by Ron