Cabdicasiis Nuur Cilmi (Koor) oo u waramayay Warbaahinta Gudaha ayaa sheegay wadooyinka inay yihiin kuwo cusub oo lagu soo kordhiyay caasumadda iyo hormarkeeda,waxayna mari doonaan xaafadaha ugu muhiimsan magalada sida Wadajir,Kowda Agoosto,Jidka Sodanka.
Duqu waxa uu sheegay inta u dhaxaysa baraxada iyo xarunta dowladda hoose inay ka dhisi doonaan Aagro wayn iyo goob baxarad ah oo si qurux badan loo dhisi doono,waxayna qayb ka yihiin dadaalada hormarinta ah ee ay Hay’adda DAI ka wado Puntland.
Laamiga cusub ee xaafada Wadajir ayaa isagu qayb ka ah Barnaamijka hormarinta Degmooyinka,balse saddex kale ee wado ayaa lagu baxaysa lagac ka badan shan boqol oo kun oo doolarka Maraykanka ah.
http://xogside24.com/?p=3819 listen to mayor Koor's audio on the link.
Wadajir my neighborhood nolow
