. "Dawo lagama helo gaal haddaad , daawo dhigataane
Waa idin dagayaa kufriga, aad u dabcaysaane
Dirhamkuu inuu qubahayaad dib u goaysaane
Marka hore dabkuu idinka dhigi, dumar sidiisiiye
Marka xigana daabaqadda yuu idin dareensiine
Marka xiga dalkuu idinku oran duunyo dhaafsada e
Marka xiga dushuu idinka rari, sida dameeraade
Marhaddaan dushii adari iyo, Iimey dacal dhaafay
Maxaad igaga digataan berruu, siin la soo degiye!"
It is as if he is here today describing the plight of the Somali people.