Third Explosions hits the second capital city of Somalia
Posted: Mon Jun 02, 2014 4:38 am
Wararka ka imaanaaya magaalada Hargeysa waxay sheegayaan in Qaraxyo aad u xoogan ay caawa ruxeen meelo badan oo magaaladaasi ah.
Qaraxii saddexaad oo loo adeegsaday caagadaha sharaabka ayaa hada Ka Dhacay Nawaaxiga Madaxtooyada Maamulka Somaliland .
Wax khasaare ah oo ka dhashay ma jiraan, laakin lama oga ilaa hada cida dhabta ah ka dambaysay falaka noocan ah ee amniga wax lagu yeelaayo . Ciidamada kala duwan ee Somaliland ayaa heegaan buuxa la galiyey dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay.
Falkan ayaa ku soo beegmaya xili uu madaxweyne Siilaanyo ka hadlay qaraxyada lagu fulinaayo waxa loogu yeedhay Shaanida, waxaanu madaxweynuhu ku sheegay kuwa falkan ka dambeeya inay yihiin kuwii qaranka lagu aaminay, balse muu cadayn kuwaasi cida rasmiga ah ee ay yihiin
This is just news posting, not bashing. Iam still true to my promise. The people from that region have nothing to fear. I made lots of sympathisers in the last two years so actually my work is done.