
Madaxweyne Garguurte ayaa wajahaya fadeexadii ugu xumeyd ee Wargeysyada Yellow Papers-ka Mareykanka daabaceen kadib markii uu ka soo baxay qolkiisa isagoo aan Kastuumada hoosta laga gashta wadan oo xubintiisa raganimo muuqato.
Wargeysyada Yellow Papers-ka waxay qoreen in Madaxweynaha iyo Wasiirada arrimaha dibadda Somalia Fawsiya Haji Adam oo shir ku jira si deg dega loogu yeeray kulankii New york ee Qaramadda Midoobay kadibna uu Madaxweynaha ka soo baxay qolkiisa isagoo alaabtiisa raganimo muuqato.sida aad ka dheehan kartaan sawiradaan laga qaaday.
Sawirkaan wuxuu muujinayaa Madaxweyne Garguurte oo ay hareertiisa socota Wasiirad Fawsiya Haji Adam,hadana xubintiisa taranka si caadiya dibada u taal.
Dhaqan xumada nuucaa waa tii ugu horeeysay ee Madaxweyne Soomaaliyeed lagu arko,waxaana arrimahaan oo dhan sabab looga dhigay Baratakool xumada heysata Madaxweyne Garguurte.
http://dalkacusub.com/?p=226
