somali gov: we don't recognize business conference In sweden
Moderator: Moderators
somali gov: we don't recognize business conference In sweden
My information about the somali business conference in sweden says that it was a arranged by some swedish political personalities in cooperation with some somali public personalities who work for their regional interests! Lol
Don't they know there is a state?
Ku dami ayaga dhan!
“Dowladda Soomaaliya wixii shirkaasi ka soo baxa ma aqoonsan doono” ayuu yiri Afhayeenku wuxuuna intaa ku daray in ay nasiib darro tahay in maamulo ay sameysteen qabiilo Soomaaliya ka mid ah in dowladdii ay ku hor ordaan, iyaga oo aad moodo in ay doonayaan in ay liqaan xuquuqdii gobolada kale ee Soomaaliya
Puntland waxba kama duwana gobolada kale ee Soomaaliya, waxeyna xaq u leedahay saamiga ay xaqa u leeyihiin gobolada kale sida; Galguduud, Hiiraan, Sh/ dhexe ” ayuu yiri Afhayeenka."
"DF oo go’aan aan la fileyn ka qaadatay shirka SWEDEN ee SOOMAALIYA
JUNE 4, 2014 5:01 PM0 COMMENTSVIEWS: 1789
Iyadoo maalmo kooban ay ka harsan tahay qabsoomida shirka (Somali business opportunities) ee loo qabanayo Soomaaliya ayaa waxaa maanta war ka soo saaray shirkaasi afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibedda Xassan C/llaahi Dirir.
Shirkan oo Stockholm ka furamaya ayaa daah fur u noqonayo qaabka cusub oo dalalka Yurub ay doonayaan in ay Soomaaliya u caawiyaan, iyadoo habkaasina uu noqonayo in halkii dalalkaasi ay ku deeqi lahaayeen lacago kaash ah in shirkado & ganacsato dalkaasi ka socda ay mashaariic iyo maalgashi dhinaca horumarka la xiriira ka fuliyaan Soomaaliya, iyada oo lala kaashanayo ganacsato Soomaali ah.
Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay Sweden in ay albaab qaldan ka soo galeyso gargaarida Soomaaliya, waxaana uu sheegay Afhayeen u hadlay W/A Dibedda in halkii Swidish-ku ay la tacaamuli lahaayeen dowladda dhexe ee Soomaaliya in ay la xireen maamulo ka mid ah kuwa hoos taga dowladda dhexe.
“Dowlad caalamku aqoonsan yahay ayaa dalka ka jirtee, maxey tahay Sweden gobolada ay ka daba wareegeyso, dowladdu ma fahmin ujeedada ay ka leedahay? Ayuu yiri Afhayeen Xasan Dirir, wuxuuna intaa ku daray in liiska ka qeybgalayaasha & ajendaha shirka uu yahay wax ay soo qorteen shaqsiyaad Puntland ka tirsan, oo xittaa liiska ay ku soo dareen xubno ka socda maamulka KMG ah ee Jubba.
“Dowladda Soomaaliya wixii shirkaasi ka soo baxa ma aqoonsan doono” ayuu yiri Afhayeenku wuxuuna intaa ku daray in ay nasiib darro tahay in maamulo ay sameysteen qabiilo Soomaaliya ka mid ah in dowladdii ay ku hor ordaan, iyaga oo aad moodo in ay doonayaan in ay liqaan xuquuqdii gobolada kale ee Soomaaliya.
“Puntland waxba kama duwana gobolada kale ee Soomaaliya, waxeyna xaq u leedahay saamiga ay xaqa u leeyihiin gobolada kale sida; Galguduud, Hiiraan, Sh/ dhexe ” ayuu yiri Afhayeenka."

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: somali gov: we don't recognize business conference In sw
Sweden is giving contracts to their own Swedish companies to undertake projects following their New Deal pledge. The Swedish have called on a number of companies and investors from various regions in the North and the South prominently P/L and S/L to work with them in implimenting projects in those regions.
So why is Xamar not attending? Xamar said since most of the country's top construction and business companies are in Muqdisho the Swedish companies should partner up with investors and companies from xamar which is just ridiculous. They should stop using the name of the somali people and go there as a region.
So why is Xamar not attending? Xamar said since most of the country's top construction and business companies are in Muqdisho the Swedish companies should partner up with investors and companies from xamar which is just ridiculous. They should stop using the name of the somali people and go there as a region.
Re: somali gov: we don't recognize business conference In sw
there is NO goverment
this clan based government wants by all means to build xamar by turkish, EU,African union. arabs,etc. when it comes the regions this is there action.
this clan based government wants by all means to build xamar by turkish, EU,African union. arabs,etc. when it comes the regions this is there action.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2166
- Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: somali gov: we don't recognize business conference In sw
The Qatari serfs aka Dambi Jadiid think they're winning but they're not. Ultimately they will go down in history books as the most disgraceful Somalis to ever live.
Re: somali gov: we don't recognize business conference In sw
Fu*kin desperate jebertis. Good luck for finding investors for the desert.sahal80 wrote: “Dowlad caalamku aqoonsan yahay ayaa dalka ka jirtee, maxey tahay Sweden gobolada ay ka daba wareegeyso, dowladdu ma fahmin ujeedada ay ka leedahay? Ayuu yiri Afhayeen Xasan Dirir, wuxuuna intaa ku daray in liiska ka qeybgalayaasha & ajendaha shirka uu yahay wax ay soo qorteen shaqsiyaad Puntland ka tirsan, oo xittaa liiska ay ku soo dareen xubno ka socda maamulka KMG ah ee Jubba.

Good move by the SFG. We don't need same old boring conferences again and again. It will not change anything on the ground. Fuck the europeans. We have chinese and turkish investors ready to invest in Somalia.
hilaac21
The New Deal pledges will stay as empty pledges like other pledges before. You must be one dumb nigger to actually believe it will come to fruition.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: somali gov: we don't recognize business conference In sw
GiJaamc, If you thought a $600 million in bags was going to be delivered to Villa Somalia then you must be the dumbest nigga in snet. Each country will impliment what they pledged through their own contractors.
Britain has already shown what it pledged and funded Kismaayo's street solar lights and the construction of Waamo Stadium

Britain has already shown what it pledged and funded Kismaayo's street solar lights and the construction of Waamo Stadium

Re: somali gov: we don't recognize business conference In sw
This hilaac guy is out of his era!
There is no thread unless he fuckes it up! I hope you to avoid my threads next time!
Why are you posting these pics? Don't f-king post any more pics I'm the one who's in control here
If you get brain post your two cents without leaving trash behind you!
Do you even know it was the govt who gave them such project as part of other regions including jowhar and baladweyne who will have soon a modern football stadium and is building now laami funded by the same british?
I really hate your out of topic posts don't post them please!,
There is no thread unless he fuckes it up! I hope you to avoid my threads next time!
Why are you posting these pics? Don't f-king post any more pics I'm the one who's in control here
If you get brain post your two cents without leaving trash behind you!
Do you even know it was the govt who gave them such project as part of other regions including jowhar and baladweyne who will have soon a modern football stadium and is building now laami funded by the same british?
I really hate your out of topic posts don't post them please!,
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: somali gov: we don't recognize business conference In sw
Calm down, am not off topic I just had a word with Gijaamac about the New Deal in line with the topic.
Kulaha the government gave. What does this begging government have to give when its employees receive their salaries from Norway?
Kulaha the government gave. What does this begging government have to give when its employees receive their salaries from Norway?

Re: somali gov: we don't recognize business conference In sw
He asked you about the new deal!
You have no clue of what you posted, infact I revealed them months before it happen I can repost my old posts!
These projects come through the govt and jowhar had before kismayo, next is baladweyne from the same financiers!.
Be careful in my threads, we need a high level debate.
You have no clue of what you posted, infact I revealed them months before it happen I can repost my old posts!
These projects come through the govt and jowhar had before kismayo, next is baladweyne from the same financiers!.
Be careful in my threads, we need a high level debate.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: somali gov: we don't recognize business conference In sw
"Came through" thats the word not "Gave". You gotta be carefull with those words when you're dealing with a government running on aid support.
Re: somali gov: we don't recognize business conference In sw
lol!Hilaac21 wrote:"Came through" thats the word not "Gave". You gotta be carefull with those words when you're dealing with a government running on aid support.
Re: somali gov: we don't recognize business conference In sw

Nigga there are solar street light installed in Balcad, Jowhar and even in some IDP camps in Xamar.

A couple of projects worth several tens of thousands is not fulfilling the pledges. Waxaas umada lalama soo shirtago.
The EU used the corruption within the SFG and Yusra Abraar's resignation as scapegoats not to deliver the pledges.
The New Deal money isn't coming. You better to forget about it.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: somali gov: we don't recognize business conference In sw
Thats just the start sxb there is more coming. Boosaaso's new terminal and runaway pavement is funded throught New deal pledge ( Italian government).
About the IDPs I know it's a big business in Xamar why not even build a palace for them. Ka ganacsiga masaakinta wax lagu faano ma ahan.
About the IDPs I know it's a big business in Xamar why not even build a palace for them. Ka ganacsiga masaakinta wax lagu faano ma ahan.
Re: somali gov: we don't recognize business conference In sw
Yep, there is more coming. Keep waiting. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: somali gov: we don't recognize business conference In sw
“Dowladda Soomaaliya wixii shirkaasi ka soo baxa ma aqoonsan doono” ayuu yiri Afhayeenku

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 1008 Views
-
Last post by Cunaaye25
-
- 16 Replies
- 1286 Views
-
Last post by Executive
-
- 0 Replies
- 297 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 2 Replies
- 526 Views
-
Last post by quark
-
- 36 Replies
- 6488 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 0 Replies
- 380 Views
-
Last post by Coeus
-
- 26 Replies
- 1801 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 683 Views
-
Last post by James Dahl
-
- 2 Replies
- 110 Views
-
Last post by Rabshoole