more than 19 wounded Liyuu police militia were airlifted to Addis Ababa some of them severly wounded, Ina Iley will be visiting them soon.
raggii dhaantada jecla jab bey la kulmeen
Allah is the most just, for these fockers, like the alshabab, have caused undue oppression on the locals, and it's God's will the two punish each other.
Jijiga, June 5, 2014 – Warar lagu daabacay rasaasa iyo Muuqaalka sawirkan ayaa lagu sheegay in dhaawac badan la keenay Isbitaalka guud ee ciidamada Atobiya ay ku leeyihiin magaalada Addis Ababa.
Dhaawaca la keenay Addis Ababa waxaa tiradooda lagu sheegay 19 ruux. Askartan waxay ku soo dhaawacmeen dagaal saddexdii maalmood ee ugu dambeeyey ka socday gabalka Bakool ee dalka Somaliya. 19-ka ruux ee dhaawacan dhamaantoodba waxay ka tirsan yihiin maleeshiyada Liyuu Booliska ee degaanka Somalida.
Isla galabtaba waxaa Isbitaalka Booqday qaar ka mida ehelada dhaawacyada la keenay Addis Ababa, waxayna sheegeen in shan ka mid ah, uu dhaawacoodu aad u xun yahay.
Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Cabdi Iley, ayaa la sheegay in uu booqasho ku imanayo Addis Ababa, si uu u arko xaalada dhaawaca ciidanka Liyuu Booliska ee yaala Isbitaalka guud ee ciidamada Atobiya