Garoonka Diyaaradaha Bosaso ee dhowaan dhismihiisu bilaabana

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Garoonka Diyaaradaha Bosaso ee dhowaan dhismihiisu bilaabana

Post by thegoodshepherd »

http://puntlandi.com/photo-newsdaawo-sa ... ilaabnayo/

15/6/2014 ayaa lagu wadaa in la bilaabo dhismaha dhabaha ay Diyaaradu ku orodo’’Run-way’’ ee Garoonka Diyaradaha ee Bosaso.
Dherarka Dhismaha Runway-ga la dhisayo ayaa gaaraya 2650-m,waxaana dhismaha Run-wayga uu Garoonka Bosaso ka dhigayaa Garoon Caalami ah oo ay kuso dagaan Diyarado waawayn.
Hadaba Maanta Jimce ah ayaa Warsidaha Puntlandi ay usuura gashay inuu Sawiro idin kaso qaado Garoonka Bosaso.
Garoonka ayaa leh dhismayaal aad u qurux badan oo ka kooban;-
1-Terminal Casri ah.
2-Xafiisyo waawayn,
3-Hoolal shirarka iyo tababarada loogu talagalay.
4-Baakino waawayn oo Garwaaridu ay istaagan.
5-Maqaayad lagu nasto iyo dhismayaal kale.
Garoonka ayaa ku fadhiya Dhul aad u baaxad wayn,waxaana uu leeyahay Dhabooyin waawayn oo Diyaaraduhu ay ku ordaan,oo ah kuwa u hada la dhisayo wuxuuna noqonayaa dhismaha ka dib Garoon Caalami ah,oo ay so fariistaan Diyaarado waawayn.
11/6/2014 ayaa lagu wadaa in Shirkada ku guulaystay dhismaha iyo Wufuud kale oo Caalami ah ay soo gaaran Bosaso,kuwaas oo goob joog ka noqonaya furitaanka xaflada dhimaha Garoonka Bosaso.
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Garoonka Diyaaradaha Bosaso ee dhowaan dhismihiisu bilaa

Post by thegoodshepherd »

Image
Image
Image
Image
Image :)
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Garoonka Diyaaradaha Bosaso ee dhowaan dhismihiisu bilaa

Post by HusseinHassan »

imagine landing to this :lawd:
:blessed: the view of the water

Image
Image
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Garoonka Diyaaradaha Bosaso ee dhowaan dhismihiisu bilaa

Post by thegoodshepherd »

HusseinHassan wrote:imagine landing to this :lawd:
:blessed: the view of the water

Image
Image
Image
User avatar
Warabaha
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1724
Joined: Thu Jan 23, 2014 5:41 pm

Re: Garoonka Diyaaradaha Bosaso ee dhowaan dhismihiisu bilaa

Post by Warabaha »

Where is the runway. Nice airstrip though
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Garoonka Diyaaradaha Bosaso ee dhowaan dhismihiisu bilaa

Post by thegoodshepherd »

Warabaha wrote:Where is the runway. Nice airstrip though
idiot, that is what is being built starting June 15th.
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Garoonka Diyaaradaha Bosaso ee dhowaan dhismihiisu bilaa

Post by thegoodshepherd »

It will become the first airport in Somalia since the collapse.
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Garoonka Diyaaradaha Bosaso ee dhowaan dhismihiisu bilaa

Post by quark »

Image :up:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”