Re: Degmada Marka oo ay la wareegeen maleeshiyada Habar Gidr
Posted: Mon Jun 09, 2014 12:56 am
by Bermooda
I feel for beesha Biyomal who were sold a dream and cos of that gamble they now have lost everything and if this news is false they would of in the end cos the force they're facing now is too strong compared to last times .
Re: Degmada Marka oo ay la wareegeen maleeshiyada Habar Gidr
Posted: Mon Jun 09, 2014 2:22 am
by Hawdian
After tonight, we may have to declare Biyomal extinct since Hutu HG is like cancer virus. They will eat, niiko and drag the poor Biyomaal. Very sad day indeed as another Hutu HG genocide unfolds unbeknown to the rest of the civilized world.
Biyomal have to remain strong and resist the Hutu virus at all cost.
The cannibal Hutus are having fresh Biyomal blood in the holy Marka.
Re: Degmada Marka oo ay la wareegeen maleeshiyada Habar Gidr
Posted: Mon Jun 09, 2014 2:35 am
by TAATIKO
Guddoomiyaha Marka oo sheegay inuu weli ku suganyahay Magaalada Marka, beeniyayna in laga saaray
Re: Degmada Marka oo ay la wareegeen maleeshiyada Habar Gidr
Posted: Mon Jun 09, 2014 2:46 am
by thegoodshepherd
Re: Degmada Marka oo ay la wareegeen maleeshiyada Habar Gidr
Posted: Mon Jun 09, 2014 2:50 am
by libaaxyare
TAATIKO wrote:Guddoomiyaha Marka oo sheegay inuu weli ku suganyahay Magaalada Marka, beeniyayna in laga saaray
Marka is long gone kan hadlaya waa nin dhuumanaya, sidii kii dilay odayga murudsade ee maanta meydkiisa 4 maalmood uu yaalo jidka oo ay HG uga aareen ayaa asagana u midkan jareerka yariisow u danbeyn doonta.
Ciidanka HG Cutubka shanaad ee la wareegay Marka waxay dhabada ku hayaan magaalada Barawe oo dhawaan laga xoyen doona Alshabaab.
Re: Degmada Marka oo ay la wareegeen maleeshiyada Habar Gidr
Posted: Mon Jun 09, 2014 3:11 am
by watchman
We see and the world sees, weapon,money, armored vehicle, militia are from somali government. this is good News. early collapse of dreaming ZOO-MALIWEYN
Re: Degmada Marka oo ay la wareegeen maleeshiyada Habar Gidr
Posted: Mon Jun 09, 2014 5:53 am
by THE_TRUTH1
Its about time....... Biimaal are working with Alshabaab next will be Baarawe , Biimaals started this conflict How can it be possible to defeat Hg in sh/Hoos . Why start or initiate war that you are doomed too loose . Bimmals where giving majority of power and position in the admin of Sh/hoose including Mayor and Governor position in Marka and other districts .
Alshabaab are using Biimaals militias as buffer zone proxy militias to stop the advancing of Somali Gov troops .
rip to Biimaals Militias Alshabaab
Ninki soo joog laga waayo soo jiif baa laga helaa.
Re: Degmada Marka oo ay la wareegeen maleeshiyada Habar Gidr
Posted: Mon Jun 09, 2014 6:47 am
by gobdoon
Nacas baad tahay ninka toobigan bilaabay oo ku faanaya xiliga lagu jiro qabiilkayga xoog weyn , oo gobol aanan ka iman waxan rabnan ka samaynayna , u malayn maayo inad Somali ama muslim tahay maxa yeelay gardaro iyo kibir ma tageerten.
Re: Degmada Marka oo ay la wareegeen maleeshiyada Habar Gidr
Posted: Mon Jun 09, 2014 10:23 am
by 1moonlight
Wareeysi uu bixiyay ninka sheegto gudoomiyaha Marko ayaa waxaa hadalkiisa ka muuqday Cabsi iyo Argagax heeysato. Mardhaw Gudoomiyaha Marko gacanta ayaa lagu soo dhigaa waxaana lagu xukumi doonaa xukun dil ah insha Allaah.
Guul Beelweeyn Hawiye Hiraab.
Alloow Guusha sii Mujaahidiinta HabarGidir ee dad kooda iyo hantidooda difaacayo AAMIIN.
Re: Degmada Marka oo ay la wareegeen maleeshiyada Habar Gidr
Posted: Tue Jun 10, 2014 7:02 am
by gobdoon
Allah kaama aqbalo , ilayn fusuq iyo xaq daro waxadan lahayn bad weydiisatay.