Ubo ma daynaa - Wayaha cusub
Posted: Mon Jun 09, 2014 4:23 am
[youtube]watch?v=vKxjOC4FdaU[/youtube]


Largest online Somali community!
http://somalinet.com/forums/
kintir ba ka jeexan, orodoo idoorka u nacnaclee midgaan yahow.Talo alle udaa wrote:No amount of bribery will disguise the oppression and injustice by Ina Iley and Ethiopia.
ONLF horta waamaxay? ONLF goorma ayey dhamaatay? anigu shaqsi ahaan ONLF nimo waan kusoo koray ee lakiin hada waa dhamaaday, xilii kale ayaa loo wareegey, Liyu police marka ay ogadeen difaacayaan ayaad afka kala qaadaan oo aad been abuur samaysaan, ma waxaad u maleysay inay idoorka liyu police cayayaan? war ogadeen o dhan bay cayayaan, kolay waad xasuusata liyu police ka hor marka ogadeen iyo qabiil kale isku dhacaan itoobiya intay u cararaan bay dhihii jireen ONLF ba na weerartay ee noo gargaara, hada xiligaasi way dhamatay ee aduunka la soco.Talo alle udaa wrote:why can't you defend your arguments rationally instead of hiding behind insults and regurgitating ancient tribal adjectives.
Good for you to express your views without resorting to insults.MarsinQorahay wrote:ONLF horta waamaxay? ONLF goorma ayey dhamaatay? anigu shaqsi ahaan ONLF nimo waan kusoo koray ee lakiin hada waa dhamaaday, xilii kale ayaa loo wareegey, Liyu police marka ay ogadeen difaacayaan ayaad afka kala qaadaan oo aad been abuur samaysaan, ma waxaad u maleysay inay idoorka liyu police cayayaan? war ogadeen o dhan bay cayayaan, kolay waad xasuusata liyu police ka hor marka ogadeen iyo qabiil kale isku dhacaan itoobiya intay u cararaan bay dhihii jireen ONLF ba na weerartay ee noo gargaara, hada xiligaasi way dhamatay ee aduunka la soco.Talo alle udaa wrote:why can't you defend your arguments rationally instead of hiding behind insults and regurgitating ancient tribal adjectives.