Gudoomiyaha degmada Balanbal oo ka hadlay ....

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Gudoomiyaha degmada Balanbal oo ka hadlay ....

Post by FarhanYare »

Gudoomiyaha degmada Balanbal oo ka hadlay dagaal khasaaro dhaliyay oo ka dhacay duleedka degmadaasi

Waxaa saaka degan xaalada deegaano ka tirsan Gobalka Galgaduud oo shalay ay ka dhaceen dagaalo culus oo u dhaxeeya labo Beelood oo walaalaha ah oo halkaasi wada daga.
Guddoomiyaha Degmada Balanbal Hareeri Xasan Barre oo la hadlay Warbaahinya gudaha ayaa sheegay in xaalada Deeganadii lagu dagaalamay ay tahay mid degan oo hada aysan jirin dhibaato ka taagan.
Hareeri ayaa sheegay in maleeshiyo beeleedkii dagaalamay la kala qaaday oo ay ku baxeen Odayaasha Deegaanka iyo Maamulka Gobalka Galgaduud, laguna guuleystay in la kala qaado beelahaasi.
Dagaalka, ayaa shalay wuxuu ka bilowday Deegaanka Baaga, wuxuuna ku fiday Deegaanada Garas-gaabta iyo Shilinta, oo dhamaantood kawada tirsan Gobalka Galgaduud una dhaxeeya Degmooyinka Guriceel iyo Balanbal ee Gobalkaasi Galgaduud.
Dagaalkii shalay waxaa ku dhintay dad gaaraya 12-ruux oo isugu jira dhinacyadii dagaalamay, waxaana la sheegay asalka dagaalka inuu ka biloowday nin reer miyi ah oo la dilay.
Deegaano kamid ah Soomaaliya ayaa hada waxaa dib uga biloowday dagaal beeleedyadii dalka Soomaaliya horay ay usoo martay, xilli dalka ay ka jirto Dowlad aan KMG aheyn.
User avatar
thegoodshepherd
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3571
Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Gudoomiyaha degmada Balanbal oo ka hadlay ....

Post by thegoodshepherd »

Farxoos little HG boy, don't cry its going to be okay. I Just hope the karbash was not too rough?? :oops:

Image
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”