SOMALILAND ARMY FIGHTING INSIDE MUDUG & ETHIOPIA

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

SOMALILAND ARMY FIGHTING INSIDE MUDUG & ETHIOPIA

Post by theyuusuf143 »

Waxaa saacadahan aad u kacsan Magaalada
Burtinle oo Saaran Laama Dheer ee isku xidha
Garoowe Iyo Gaalkacayo, kadib markii la geeyay 4
dhimasho ah oo ay maanta gudaha u galeen
Tuulada Kurcad 35 Tikniko ah oo ay wataan SNM,
waxay halkaas ka dhacay dagaal culus oo aad u
xoogan kadib markii ay is heleen meeshiyaad
halkaas ku sugnaa Tuuladaas.
Waxaa Magalaada Burtinle la soo sheegay in
maydadka iyo dhaawac tiro badan la geeyay,
waxaana dhaawac kale loo qaaday magaalada
Gaalkacyo oo meel dhaqaatiir faro badan ay
joogaan.
Maleeshiyaadka SNM ayaa hada ku sugan gudaha
Itoobiya, waxanya dhaafeen Tuulada Qorilay oo
ay ku leeyeen 3 qof kuna dhaawaceen tiro kale
oo reer miya ah. Waxay kale oo Tuualada Kurcad
ay ka soo qabsadeen maxaabiis tiro badan oo ka
soo jeeda magaalada Gaalkacyo.
Dhinaca kale dhimashada SNM ayaan la goobi
karin, maadama uu dagaalku ku qabsay tuulo
aysan aqoon oo ay ku jeeh wareereen, waxaana
la soo sheegay in dhimasho badan iyo dhaawacba
uu jiro, ayna ku aaseen Magaalada Qorilay iyo
Tuulada Kurcad si aan shacabkii ay ka yimaadeen
aysan u ogaan.
Dhibkii haystay shacabka SSC ayaa maanta
waxuu gaadhay beesha uu ka soo jeedo Cabdi
wali gaas oo runtii shalay soo saaray warqad
calaacal ah oo uu ku sheegayo nabad ayaanu
rabnaa, balse kuwo ka soo duulay Burco iyo
Hargaysa ayaa doonayaan inay xasuuqaan
shacabka kasta oo ay ka garan waayaan
dantooda.
Magaalada Lascanood ayaa waxaa laga dareemay
dagaalka ka dhacaya Tuulada Kurcad oo ku
taalada Gudaha Itoobiya, inkasta oo Ciidamada
ku sugan Magaalada Domco aysanba diifacayn
shacabkooda ku nool deegaankaas.
SNM ayaa ah kuwo aan la gabanayn dagaalka ay
wadaan, waxayna doonayaan inay tagaan
duleedka Garoowe oo meesha ay ku sheegaan
xuduudkii gumaystuhu dhigay.



http://www.radiowidhwidh.com/widhwidhne ... ytop-news/
User avatar
waraabe251
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3924
Joined: Fri Jun 13, 2014 3:20 am

Re: SOMALILAND ARMY FIGHTING INSIDE MUDUG & ETHIOPIA

Post by waraabe251 »

Why do they keep saying SNM. SNM didn't even do anything to darod as they were against people taking revenge . Typical darod calaacal. They still dream and have nightmares about a group that was dismantled 20 years ago.
User avatar
TheGrumpyGeeljire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3555
Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm

Re: SOMALILAND ARMY FIGHTING INSIDE MUDUG & ETHIOPIA

Post by TheGrumpyGeeljire »

What a load of rubbish, comparing the Somaliland armed forces to a crazy tribal militia and lying about them isn't going to get you Amisom support to get back Las Caanod. Somali websites are getting worse and worse.
User avatar
Hodan94
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4931
Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.

Re: SOMALILAND ARMY FIGHTING INSIDE MUDUG & ETHIOPIA

Post by Hodan94 »

Dooros getting crazy man wtf they need to take a seat.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: SOMALILAND ARMY FIGHTING INSIDE MUDUG & ETHIOPIA

Post by theyuusuf143 »

since daarood is part of somaliland clans, you guys have no rights to insult all daarood. cant you just say what ever you like about khaatumo seeg and the weak pintland adminstration. leave daarood alone, many of those who are defending our country day and night are actually daarood. the average IQ of normal somalilanders must be higher compare to those who support khaatumo seeg. because they are weak and desparate they dont think like we do, if you behave like them you are not different.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: SOMALILAND ARMY FIGHTING INSIDE MUDUG & ETHIOPIA

Post by theyuusuf143 »

Xildhibaan Proff Cali Khaliif Galayr oo door weyn ku
lahaa Siyaasaddii lagu aas aasay maamulka Khaatumo
hadana ku sugnaa Degmada Taleex iyo Madaxweynaha
haatan Khaatumo ku soo haray ee Maxamed Yuusuf
Indhasheel iyo Siyaasiyiin kale ayaa wararku sheegayaan
in ay u baxsadeen dhinaca Deegaanka Saax dheer,
halkaasi oo Maalintii shalay ahayd Ciidamada Somaliland
ay uga daba tageen, ka dibna waxaa wararku sheegayaan
in ay ka gudbeen xadka Dowlad deegaanka Ethiopia.


http://www.allpuntland.com/2010/anmview ... a=4769&z=1


Odoyaasha Deegaanka ayaa markii hore isku deyey in
Masuuliyiinta loo gudbiyo Buurtinle si halkaas loogu
marti sooro ayna u joogaan inta xaalka Gobolka sool
degayo balse sida aan warka ku helney Xildhibaan Cali
Khaliif ayaa doorbidey iney joogaan deegaankaan,
subixiina u dhaqaajiyaan Meelo ka tirsan Sool, Waxaana
saaka lagu darey 30 nin oo hubeysan oo dadka
Deegaanka ah oo Gaarsiiya Masuuliyiinta meesha ay u
socdaan.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”