Muwaadin reer saylac ah oo hal geela siiyey wasiirka waxbara

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Muwaadin reer saylac ah oo hal geela siiyey wasiirka waxbara

Post by theyuusuf143 »

Haweenayda madaxda ka ah wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee jamhuuriyada somaliland, marwo zamzam cabdi aadan ayaa hadyad loo siiyey hal geela oo lamaan, kadib markii caaqil reer saylac ahi u bogay dadaalkeeda.

Geelu waa hantida ugu qaalisan ee qoomiyadu somalidu ku dhaataan, qofka hadyad u bixiyana waxay bulshudu ku sifaysaa GOB deeqsi ah. tani waxay dhiirigelin u tahay gabadhaas wasiirka ah iyo guud ahaanba hawl wadeenada dalkeena.


[youtube]lO_wGCGutZ0&[/youtube]

[youtube]bzFixc5g-us&[/youtube]
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”