Magalooyin la wada deganyahay+kuwo aan la wada degin
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Magalooyin la wada deganyahay+kuwo aan la wada degin
Magalooyinka somalidu noocyo kala duwan bay u kala baxan , kuwo Somalida oo dhan ka dhexeeya oo ah waxa loogu yeero kosmabolitan amaba dhaafay heer qabiil oo horumar weyn gaaray somaliya intii xoriyada la qaatay iyo waliba dawladii kacaanka ahayd ee uu MSB madaxa u aha , marka waxa aduunyada maanta la gaaray waa wax fiican oo lagu faano magaalo kosmabolitan ah oo ay ku noolyihiin qowmyado kala duwan waana u fiican tahay xaga horumarka iyo dhaqaalaha , hadan tusaale usoo qaadano magaalada London ee caasimada ingiriiska , marka inagana waxa laynooka baahanyahay inaynu sidii Somaliya ahaan jirtay inan dagaalkii sokeeye qarxin 1991 aynu dib u fiirino si loo saxo wax yaabaha khaldamay waxa loo baahanyahay magalooyinka Muqdisho , Kismayo , Marko iwm loo sameeye magaalo walba dad gudi ah oo ka kooban dadkii magaalada deganaan jiray oo qabiil walba leh , gofornatoorayashi soo maray , macalimiinti iyo dadkii waxbarashada laha waana inay wax walba dhexdhexaadiyan oo si cadaalad ah ku sameeyan oo lagu kala baxo kitaabka ilaah iyo waxii sharciga waafaqsan oo macquul ah , haday jiran dad soo guuray oo soo degay magalooyin ayan horay u degenayn wa inay sharciga dhawran oo ayan ku xad gudbin sidii magalada ay usoo qaxeen ay ahayd , dadka dhulka horay u degenaana ay u dhegeystan , dadka lala soo degeyna waxa looga baahan yahay ineeyan takoorin dadka cusub oo ayan ku oron ku noqda meeshad ka timaden , maxa yeelay kuligeen muwadiniin somali baan nahay oo wa arin fool xun hadaynu dhulka kala sheegano , mana dhamanayso weligeed dib udhac bayna inoo keenaysa.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Magalooyin la wada deganyahay+kuwo aan la wada degin
Magaalo aan lawada daganayn ma jirto.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Magalooyin la wada deganyahay+kuwo aan la wada degin
diradhab. somali amxarro,oromo tigree. ..
jiboouti, ciise,canfar,samaroo,isaq iyo carab
jigjiga, jidwaaq,ogaaden(recently), samaron, isaaq, akishe yabare,jaarso....
hargeisa, habra awal, cidagale,arab, ayub,hj (recently)
kismaayo. harti,kablalax, sade,sheekhaal,baatuun jareer iyo cadcad.
marka. biyomaal, digil iyi midhifle, habar gidir (recently, cadcad.
burco- hj,hy, cabdale arab ciise muuse.
boosaaso, siwaaqroon, maxamuud sulaymaan other hartis.
gaalkacyo, cumar maxamuud, leelkase, sacad.
berbera, ciise muuse, hj,hy, carab iyo hindi

- thegoodshepherd
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3571
- Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Magalooyin la wada deganyahay+kuwo aan la wada degin
Mogadishu. Abgaal, HG, Murosade
Re: Magalooyin la wada deganyahay+kuwo aan la wada degin
Don't forget our (HG) uncle, duduble.thegoodshepherd wrote:Mogadishu. Abgaal, HG, Murosade
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Magalooyin la wada deganyahay+kuwo aan la wada degin
Shiikhal, jareer, cadcad and dudublethegoodshepherd wrote:Mogadishu. Abgaal, HG, Murosade
Re: Magalooyin la wada deganyahay+kuwo aan la wada degin
No offence yuusuf since your an outsider , but Gaalkacyo is shared with Omar Mahmoud , leelkase and Cidwaaq a sub clan of Sacad (sacad is a big clan)theyuusuf143 wrote:diradhab. somali amxarro,oromo tigree. ..
jiboouti, ciise,canfar,samaroo,isaq iyo carab
jigjiga, jidwaaq,ogaaden(recently), samaron, isaaq, akishe yabare,jaarso....
hargeisa, habra awal, cidagale,arab, ayub,hj (recently)
kismaayo. harti,kablalax, sade,sheekhaal,baatuun jareer iyo cadcad.
marka. biyomaal, digil iyi midhifle, habar gidir (recently, cadcad.
burco- hj,hy, cabdale arab ciise muuse.
boosaaso, siwaaqroon, maxamuud sulaymaan other hartis.
gaalkacyo, cumar maxamuud, leelkase, sacad.
berbera, ciise muuse, hj,hy, carab iyo hindi
- thegoodshepherd
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3571
- Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Magalooyin la wada deganyahay+kuwo aan la wada degin
Shiikhaal are every whereWarsheekh wrote:Shiikhal, jareer, cadcad and dudublethegoodshepherd wrote:Mogadishu. Abgaal, HG, Murosade

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Magalooyin la wada deganyahay+kuwo aan la wada degin
They got their own district in xamar kaxda
- thegoodshepherd
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3571
- Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Magalooyin la wada deganyahay+kuwo aan la wada degin
who lives in Hodan??Warsheekh wrote:They got their own district in xamar kaxda
Last edited by thegoodshepherd on Thu Jun 19, 2014 3:32 pm, edited 2 times in total.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Magalooyin la wada deganyahay+kuwo aan la wada degin
Habar gidir and abgaal.
- thegoodshepherd
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3571
- Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Magalooyin la wada deganyahay+kuwo aan la wada degin
How mixed are the xafads??
For example, in Galkacyo there is a street between Sacad and Cumar Maxamud.
A CM cannot build a house beyond that line for example.
Anything like that in xamar??
For example, in Galkacyo there is a street between Sacad and Cumar Maxamud.
A CM cannot build a house beyond that line for example.
Anything like that in xamar??
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Magalooyin la wada deganyahay+kuwo aan la wada degin

Hell no anybody can live where they want.
Re: Magalooyin la wada deganyahay+kuwo aan la wada degin
Kkkkk kaxda is just a neighborhood maybe 25,000 people its not district kkkk it will never be a district Sheikhaal are dreaming
- thegoodshepherd
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3571
- Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: Magalooyin la wada deganyahay+kuwo aan la wada degin
Warsheekh wrote:![]()
Hell no anybody can live where they want.

Yes, but there are some districts where one clan is dominant, no??
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1698 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 2 Replies
- 576 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 74 Replies
- 7205 Views
-
Last post by kaliil
-
- 16 Replies
- 1061 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 9 Replies
- 907 Views
-
Last post by OliveOil
-
- 7 Replies
- 919 Views
-
Last post by shaamboo
-
- 4 Replies
- 430 Views
-
Last post by AR1223
-
- 4 Replies
- 161 Views
-
Last post by Arabman
-
- 0 Replies
- 694 Views
-
Last post by bashe19
-
- 3 Replies
- 300 Views
-
Last post by Fale