TOPNEWS: DHAGEYSO – Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka Goodax Barre “AMISOM Soomaaliya ma gaarsiin karto Nabad”
Jun 21, 2014 - jawaab
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee dowladda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay deegaanada laga saaray ALshabaab dadka ku dhaqan sida ay u rafaadsan yihiin.
Wuxuu sheegay wasiirka in ay go’doomiyeen ALshabaab waddooyin dhowr ah oo gala kana baxa degmooyinkaasi.
Wasiir Goodax Barre ayaa carrabaabay in ciidmada AMISOM aysan Soomaaliya gaar siin karin nabad isla markaana dadaalkaasi laga rabo dowladda iyo shacabka Soomaaliya.
“Shaati aadan lahayn kuma dhaxan tiro, marka ciidamada AMISOM mana gaarsiin karaan halka aan rabno oo ah nabad” sidaas waxaa yiri Goodax Barre.
Halkan ka dhageyso Khudbadda:
minister of interior Somalia Amisom are Useless against Al
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1512
- Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
- Location: canada
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: minister of interior Somalia Amisom are Useless against
And he has just realised this?
This criminal regime is without doubt the worse in somalia's history.

This criminal regime is without doubt the worse in somalia's history.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: minister of interior Somalia Amisom are Useless against
And he has just realised this?
This criminal regime is without doubt the worse in somalia's history.

This criminal regime is without doubt the worse in somalia's history.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 248 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 388 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 0 Replies
- 1137 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 68 Replies
- 6043 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 9 Replies
- 1633 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 17 Replies
- 2478 Views
-
Last post by Corruption1
-
- 7 Replies
- 1302 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 623 Views
-
Last post by Harti55
-
- 7 Replies
- 994 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 8 Replies
- 1737 Views
-
Last post by The_Patriot