
Skellefteå Magaaladas Turkida degan sheekooda masaajidka turkiga wuxuu soo saartay inaysan macquul aheeyn la soomo from SUN UP TO SUNSET sababtoo ah Qoraxda waxay dhacdaa magaalada 23:24 waxayna soo baxdaa 1 saac iyo 33 ka dib.. this mean 22 hours and 27 daqiiqo is dayligh ... the turkish sheikh said its macquul maaha inaad only one hour and 33 minutes aad Afur cuntid. aad casho cuntid aaad taraa
traawiix tukadid ka dibna another 22 hours aad soonto... according my brother muslim turkish they were fasting just 10 hours for the last 6 ramadaans... marka aniga waxaan go.aansadan inaan shiiikhaas turkiga aan raaco waayo meesha aan deganahay waa 20 hours fasting and qoraxda waxay maqan tahay 4 saacadood wax ka yar...
waqtiyada magaaladas Skellefteå waa kan
Fadjr 01:03
Shuruk 01:43
Zuhr 12:41
Assr 17:35
Magreb 23:35
Isha 00:12
what do you think somalinneters.. macquul miyaa in aad soonaato 30 maalmood maalin waliba 20 saacadood kaliyana aad afurnaato 4 saacadood ama magaaladaas north sweden 22 saacadood qoraxda waa soo jeedaaa only less then 2 hours ayey maqan tahay qoraxda...