Page 1 of 4
Ramadans Fasting hours..
Posted: Sat Jun 28, 2014 5:07 pm
by DR-YALAXOOW
iam follower of great mad-hab Islamic secularism

. waxaa maanta la murmay my younger brother oo ah very religios man wuxuu deggan yahay magaalo northern sweden ku taal la yiraahdo skellefteå . wuxuu rbaa my brother inuu soomo 22 saacadood.. wuxuu yiri
Skellefteå Magaaladas Turkida degan sheekooda masaajidka turkiga wuxuu soo saartay inaysan macquul aheeyn la soomo from SUN UP TO SUNSET sababtoo ah Qoraxda waxay dhacdaa magaalada 23:24 waxayna soo baxdaa 1 saac iyo 33 ka dib.. this mean 22 hours and 27 daqiiqo is dayligh ... the turkish sheikh said its macquul maaha inaad only one hour and 33 minutes aad Afur cuntid. aad casho cuntid aaad taraa
traawiix tukadid ka dibna another 22 hours aad soonto... according my brother muslim turkish they were fasting just 10 hours for the last 6 ramadaans... marka aniga waxaan go.aansadan inaan shiiikhaas turkiga aan raaco waayo meesha aan deganahay waa 20 hours fasting and qoraxda waxay maqan tahay 4 saacadood wax ka yar...
waqtiyada magaaladas Skellefteå waa kan
Fadjr 01:03
Shuruk 01:43
Zuhr 12:41
Assr 17:35
Magreb 23:35
Isha 00:12
what do you think somalinneters.. macquul miyaa in aad soonaato 30 maalmood maalin waliba 20 saacadood kaliyana aad afurnaato 4 saacadood ama magaaladaas north sweden 22 saacadood qoraxda waa soo jeedaaa only less then 2 hours ayey maqan tahay qoraxda...
Re: Ramadans Fasting hours..
Posted: Sat Jun 28, 2014 6:47 pm
by Octavius
22hrs 23 minutes?

Re: Ramadans Fasting hours..
Posted: Sat Jun 28, 2014 6:53 pm
by metamorphosis
How does fajr come before suhur? Make some sense sxb.
Re: Ramadans Fasting hours..
Posted: Sat Jun 28, 2014 7:00 pm
by AbkoowDhiblaawe
Yalaxow islamiska förbundet har infört en fatwa angående iftar tiderna gå in på deras hemsida och läs om det. Iftar i södra Sverige är runt 22 tiden. Du borde fasta hela 10 timmar waa maxey?
Re: Ramadans Fasting hours..
Posted: Sat Jun 28, 2014 7:10 pm
by DR-YALAXOOW
sxb fatwa ka timid turky waxaa lagu soomayaa saacad.. waxaad soonka bilaaweysaa subaxdii 5 waxaana afureysaa about 18:00 or 6da galabtii.. waa sida turkida ay sameeynayaan.. gobolada waqooyi sweden ee qoraxda aysan dhicin ama ay qoraxda maqan tahay kaliya 2 saacadood sidaa ayaa loo soomayaa.. waqti ayaa lagu soomayaaa. waxaad soomeysaa kaliya 12 saacadood. qoraxda kuma soomeysid.
Re: Ramadans Fasting hours..
Posted: Sat Jun 28, 2014 7:15 pm
by AbkoowDhiblaawe
Lol they are sufi i guess. My 2 cents sxb dont make it harder than it is.
Re: Ramadans Fasting hours..
Posted: Sat Jun 28, 2014 7:18 pm
by DR-YALAXOOW
Warsheekh wrote:Lol they are sufi i guess. My 2 cents sxb dont make it harder than it is.
sxb turkey they had been europe over 60 years, ramadaan baddan in summer time ku soo aado horay u soo mareen.. marka sheekhyada turkey waxay yiraahdeen macquul maaha in soonka lagu soomo from sun up to sun down sababtoo ah waqooyiga europe near pole circel qoraxda ma dhacdo ama waxyar ayey maqnaataa.. marka we should follow turkish sheekhyadooda..
Re: Ramadans Fasting hours..
Posted: Sat Jun 28, 2014 7:23 pm
by AbkoowDhiblaawe
Bro you can fast till 22 its not that hard. For those up north waxey afurayaan maghrib time in malmö according to the new fatwa saas ula soco
Re: Ramadans Fasting hours..
Posted: Sat Jun 28, 2014 7:29 pm
by YummyMummy
metamorphosis wrote:How does fajr come before suhur? Make some sense sxb.
shuruuq ul shams = dawn/sunrise.
UK = from 2.48am to 9.25pm. Ilaahay ha idiin sahlo reer Sweden. And stay out of Malmo, too much crime.
Re: Ramadans Fasting hours..
Posted: Sat Jun 28, 2014 7:33 pm
by metamorphosis
YummyMummy wrote:metamorphosis wrote:How does fajr come before suhur? Make some sense sxb.
shuruuq ul shams = dawn/sunrise.
UK = from 2.48am to 9.25pm. Ilaahay ha idiin sahlo reer Sweden. And stay out of Malmo, too much crime.
Thank you.
Re: Ramadans Fasting hours..
Posted: Sat Jun 28, 2014 7:41 pm
by Julkimi
MN.. 3:30 am to 9:08 pm..
Re: Ramadans Fasting hours..
Posted: Sat Jun 28, 2014 8:30 pm
by SultanOrder
Yalaxow I support you, and it is widely recommended in those regions to use a more veasable time. Some places in the world the sun doesnt set for weeks, does that mean isha, maghrib, and fajr is free from them?
Warsheikh sufi has nothing to do with it but fiqh, and Turks are hanafi madhab they have great ulema and always have had them.
Re: Ramadans Fasting hours..
Posted: Sat Jun 28, 2014 9:19 pm
by FAH1223
i THOUGHT in that part of the world it is permissible to go according to the prayer times of the nearest muslim majority country or Mecca?
Re: Ramadans Fasting hours..
Posted: Sat Jun 28, 2014 9:34 pm
by ZubeirAwal
my god I once went 39 hours without food and only water and people are crying about 22 hours. What soft people.
When you realize your fasting for a higher order and purpose it makes little difference between what hour you break your fast.
Re: Ramadans Fasting hours..
Posted: Sat Jun 28, 2014 9:36 pm
by SultanOrder
ZubeirAwal wrote:my god I once went 39 hours without food and only water and people are crying about 22 hours. What soft people.
When you realize your fasting for a higher order and purpose it makes little difference between what hour you break your fast.
Good for you sxb now kindly shut the fck up