Raisul Wasaare Cabdiweli Sheekh oo lagu eedeyay hurinta Colaad
Kismaayo (KON) - Raisul Wasaaraha DFS ayaa waxaa lagu edeyey in u mudo Saddex bilood ah aruurinayay Maleeshiyo ay isku heyb yihiin oo uu qaar ka mid ah horay ugu diray Magaalada Kismaayo.
Teaser Image Raisul Wasaare Cabdiweli Sheekh oo lagu eedeyay hurinta Colaad
Cabdiweli Sheekh Axmed Ciidamo Beeleedkaan u arurinayo ayaa waxay qeyb ka yihiin kuwo ay horay iskugu afgarteen Maamulka Puntland oo ujeedadu tahay in lagu xoojio Maamulka Kismaayo ee uu Axmed Madoobe Hogaaminayo, Qolo walbana ay Qeybteeda ka qaadato.
Xogtaan ayaa waxaa laga helay Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xildhibaanno, waxeyna ku eedeyeen Cabdiweli Sheikh in uusan aheyn Raisul Wasaare Nabadeynta Soomaaliya wax ka tari kara.
Mas'uul aan ka helnay Macluumaadkaan ayaa yiri "horey ayaa waxaa u jiray tuhum ku saabsan in Madaxda Dowladdu laftoodu ay Arrimaha la xariira Xasilooni daradda Wadanka ka jirta ay ku lug leeyihiin oo aysan fiirin Burburkii iyo dhibaatooyinkii uu Wadanku soo maray, waxbadana aysan isku howlin in ay Nabadda ka shaqeyaan."
"In Madax dowladdeed ay sidaas ku shaqeyso Nama farxad galineyso" Ayuu yiri Mas'uulka Xogtaan nosoo gudbiyay.
Keydmedia Online - Nairobi
Keyd media accuses PM abdiweli of supporting Jubba Land
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: Keyd media accuses PM abdiweli of supporting Jubba Land
These reer galgaduud tabloid news websites are used to writing wax aan jirin. PMka xaguu ka keenayaa ciidaanka? LOL Kuwan qas iyo foowdo abuur ayeey jecel yihin ciidaan baa laga keenya meeshaas iyo meeshas bla bla bla in magaca dadka kaga dilaan ayeey u la jeedaan moryaan ku xaarta.
Khalid Ali, war bal tana wax ka dheh. Written by the same galgaduud folks.
http://caasimadda.com/yaa-maamula-somal ... -dhageyso/
Waxeeyba sheegayan in somaliland ina godane la macaamisho.
Khalid Ali, war bal tana wax ka dheh. Written by the same galgaduud folks.
http://caasimadda.com/yaa-maamula-somal ... -dhageyso/
Waxeeyba sheegayan in somaliland ina godane la macaamisho.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2603
- Joined: Sat Feb 22, 2014 11:00 am
Re: Keyd media accuses PM abdiweli of supporting Jubba Land
Waryaa war waxan ma runbaa mise waa made up?
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Keyd media accuses PM abdiweli of supporting Jubba Land
Hilaac21 wrote:Waryaa war waxan ma runbaa mise waa made up?
Stuff and nonsense
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Keyd media accuses PM abdiweli of supporting Jubba Land
OP,
bal wax ka dheh dad dhan oo wadan isku sheegayo iin hawadood la mamuulo without their consent courtesy of Yulka.
bal wax ka dheh dad dhan oo wadan isku sheegayo iin hawadood la mamuulo without their consent courtesy of Yulka.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Keyd media accuses PM abdiweli of supporting Jubba Land
FarhanYare wrote:OP,
bal wax ka dheh dad dhan oo wadan isku sheegayo iin hawadood la mamuulo without their consent courtesy of Yulka.
its just the international community putting it into question its not your strength or anything Lol
For 23 years Nairobi based agencies ran it both. But u dont control our airspace and never will, u can think about it but any way
Why do people change the topic this is not about SL Somalia airspace dispute
But Jubbaland Kismayo and the the support of the PM.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 20 Replies
- 1394 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 3 Replies
- 96 Views
-
Last post by afisoone
-
- 6 Replies
- 815 Views
-
Last post by melo
-
- 7 Replies
- 571 Views
-
Last post by DONKEYMAN
-
- 5 Replies
- 2285 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 13 Replies
- 618 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 0 Replies
- 662 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 22 Replies
- 1797 Views
-
Last post by Righteous
-
- 19 Replies
- 1132 Views
-
Last post by Murax
-
- 8 Replies
- 587 Views
-
Last post by xamari_gash