Alshabab wa Gaalo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Alshabab wa Gaalo

Post by gobdoon »

Shaki kuma jiro diin ma laha diina waxba kama yaqnan , xagee diinta kaga jirta qof bani aadam ah ama muslim ah oo aadan aqoon u lahayn inad naf goyso , xata bisha barakaysan ee Ramadan ma xurmeyan , oo dad sooman oo muslim ah bay laynayan , kooxaha magaca diinta islamka ku dagalamaya oo dhan wa Bidco iyo fidmo , iminka Siriya eeg ayagi baaba dhexdooda islaynaya , markad isweydiiso , ya saxsan ISS , Alqacida iwm.
User avatar
Classiq
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1189
Joined: Sat Mar 22, 2014 10:16 am
Location: Toronto, Ontairo

Re: Alshabab wa Gaalo

Post by Classiq »

From time
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”