05/07/2014
WAR-SAXAAFADEED
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed
Maxamed Silaanyo waxa uu Digreeto madaxweyne oo
sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-2613/072014 ku
magacaabay Gobolka Xaysimo magaalo badaxdiisuna
tahay Taleex.
Madaxweynuhu:-
Markuu Arkay: Qodobka 109aad, Faqradiisa
3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Arkay: Qodobka 10aad ee Xeerka
Gobollada iyo Degmooyinka oo tilmaamaya wax ka
beddelidda Qaab-dhismeedka Dalka;
Markuu Tixgeliyey: Codsiyada ka yimid Madax-
dhaqameedyada, Waxgaradka, Culimada iyo Odayaasha
Deegaanada;
Markuu Dhegeystay: Soo jeedinta Wasiirka
Wasaaradda Arrimaha Gudaha;
Markuu Ku Qancay: In maamulada loo dhaweeyo
shacbiga oo hoos loo daadajiyo;
Wuxuu Go’aansaday;
In uu u magacaabo Gobolka Xaysimo oo magaalo Madax
u tahay Taleex, oo ka koobnaan doona Degmada
Sarmaanyo, Degmada Xalin, Degmada Carroolay iyo
Degmada God-aalo.
ALLAA MAHAD LEH
XAYSIMO REGION (TALEEX)
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17685
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17685
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: XAYSIMO REGION (TALEEX)
[youtube]N7BjS9udn24&[/youtube]
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 698 Views
-
Last post by PrinceNugaalHawd
-
- 3 Replies
- 489 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 64 Replies
- 4276 Views
-
Last post by SomaliRoyaL
-
- 3 Replies
- 1644 Views
-
Last post by cheifaqilbari
-
- 18 Replies
- 4294 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 0 Replies
- 947 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 8 Replies
- 1332 Views
-
Last post by KUUSH
-
- 8 Replies
- 1746 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 2 Replies
- 646 Views
-
Last post by suga_n_spice
-
- 0 Replies
- 317 Views
-
Last post by bashe19