Budgetka sanadka soo socda

xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Budgetka sanadka soo socda

Post by xaliye123 »

Budgetka sanadka 2007 kililka 5 6,400,000,000.00 ETB oo u dhigmata 324,452,928.00 USD.

Marka su´ashaydu waxaa weye may badantahay mise way yartahay? waa markii lo xisaabiyo dadka iyo dhulka iyo wadamada dariska ahba.
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: Budgetka sanadka soo socda

Post by EEGA9 »

:lol:

ninyahaw waxba kama jiro, wadanku waa dhul militari lagu maamulo ee ma aha dhul xisaabtam iyo kala danbeyn rasmi ah ka jiro.....budget aan lagu dhaqmin wax laga doodo ma aha, budgetka ayaanba ahayn mid laga dooday ee waa mid laga keenay adari iyo addis gacantaag been ahna lagu baasiyay.
Kolka aad akhrido qodobada la sheegay in ay horyaalaan xildhibaanada Kilalka, waxaad si cad u dareemi in kulanku yahay uun shimbirayahow heesa. Kolka aad akhrido qodobada kuligood way isku soo hor iyo gadaal noqonayaan, waxaa ka muuqata in hal ruux oo mirqaansan soo diyaariyay.

Golaha xildhibaanada Kililku ma laha jadwal shaqo, laakiin waxaa loo yeedhaa kolka la doonayo in wax la khaldo ama looga baahan yahay gacan taag.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Budgetka sanadka soo socda

Post by Hyperactive »

lol@budged! war ina illey got it in iron fist and no budged. wey on kala geybsadan.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”