Somali philosopher Cabdulqadir Oroma dies

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32782
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Somali philosopher Cabdulqadir Oroma dies

Post by Khalid Ali »

C/qaadir Oromo oo xalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada London


Arbaco, July 16, 2014 (HOL) — Waxaa xalay isbitaal ku yaal magaalada London ee dalka Britain ku geeriyooday Allaha u raxmadeen C/qaadir Cismaan oo loo yiqiinnay Oromo oo ka mid ahaa qorayaasha Soomaliyeed ee qoraallada badan ka sameeyay colaadaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Rabbi ha u naxariisteen C/qaadir Oromo ayaa isbitaalka uu ku geeriyooday wuxuu u jiifay xanuun muddooyinkii dambe hayay oo halkas loo dhigay, balse weli lama sheegin cudurka uu dhintay wuxuu ahaa.

Qoraagan ayaa wuxuu qoray intii uu dalku ku jiray burburka buugaan fara badan oo ay ka mid ahaayeen; Sababihii Burburka Somalia.Tiirkii Colaadda. Sooyaalka Soomaaliya, Hadimada Gumeysiga iyo kuwo kale oo fara badan.

Sidoo kale, wuxuu lahaa buugaag iyagana uu si gaar ah uga hadlayo dadka Soomaaliyeed iyo dhibaatada dhexdooda taalla, waxaana ka mid ahaa; Ilmo Dahabo Tool-moon, Salaamullahaa Calal Xujaaj, Dhagax Kariye iyo Been Dhoobe, Toban Kunleey iyo kuwo kale.

Dhanka kale, C/qaadir Oromo ayaa wuxuu qaybaha warbaahinta Somalida ka jeedin jiray warbixinno ku saabsan colaadaha Soomaaliya la dagay iyo sida ay caalamku u arkaan, isagoo Soomaalida ugu baaqi jiray inay nabad u baxaan ayna joojiyaan colaadda.

Marxuumka ayaa intii ay dagaallada sokeeye socdeen wuxuu qaybo ka mid ah noloshiisa ku qaatay Muqdisho, inkastoo uu deggenaa magaalada uu ku dhintay xalay ee London.

- See more at: http://www.hiiraan.com/news/2014/July/w ... AUZ9q.dpuf
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32782
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somali philosopher Cabdulqadir Oroma dies

Post by Khalid Ali »

Ilaaahay ha u naxariisto oo janada ha geyo good man
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Somali philosopher Cabdulqadir Oroma dies

Post by X.Playa »

One of the greatest somali political historians in my opinion. Read his first book " sababii burburkii somalia " around 1998 , the best book ever on how the Kuumbos destroyed Somali Rebublic a must read for any non-Kuumbo Somali., yet to read his second best book Tiirkii Colaada. we exchanged e-mails a year and few months ago and I missed his telephon calls towice I regert we never talked , he was interested on the Dervish rivisionism and contacted me after reading my Wardheernews rebuttle on the debate ' Daraawiishi yey ahayd" series and Idaajaa peiec. Am really shocked and saddened , I was planning to contact him as soon as I get the chance and time , but he passed away all of a sudden, every day a person I was about to interview dies suddenly, i have tow to interview and both are old men , i hope these tow don't pass away any time soon, or another treasuer will be lost.

Rest in Peace old solider,.

I aske the Faqash modes of this section to make this thread of condolences a sticky.
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Somali philosopher Cabdulqadir Oroma dies

Post by Advo »

Aun but what is an oromo doing talking about somali history?
libaaxyare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1408
Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm

Re: Somali philosopher Cabdulqadir Oroma dies

Post by libaaxyare »

Aalaha u Naxariisto, Cabdulqaadir Cismaan Maxamuud Oromo is Hawiye HG Habar Gidir Ayr
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32782
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somali philosopher Cabdulqadir Oroma dies

Post by Khalid Ali »

Xplaya correct and is indeed very sad but the good thing is allot of his work is still out there and i am sure his son has allot of pieces he wrote all in all samir iyo imaan to his closest relatives


Yeah make the thread sticky its a tacsi topic and ofcourse we can commemorate him and his work
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Somali philosopher Cabdulqadir Oroma dies

Post by theyuusuf143 »

i have seen him talking about the '' xeer somali'' i was really impressed. he was great knowledgeable scholar man. ilaahaw haw naxariisto.
Last edited by theyuusuf143 on Thu Jul 17, 2014 11:15 pm, edited 1 time in total.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Somali philosopher Cabdulqadir Oroma dies

Post by theyuusuf143 »

here he is talking about ''xeer soomaali' somali law.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32782
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somali philosopher Cabdulqadir Oroma dies

Post by Khalid Ali »

yeah he wrote allot of books on somalis Somali history Somali understanding of the world the demise of the Somali republic naxaristo alleh uu baryi karna
User avatar
EvolSyawla
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5196
Joined: Sun Jun 08, 2014 10:59 am
Location: A woman proud of who she is cannot be made to feel otherwise of who she is not.

Re: Somali philosopher Cabdulqadir Oroma dies

Post by EvolSyawla »

I will keep an eye out for works from him, thank you for the tip....Ilaaahay ha u naxariisto
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”