Shots fired: X-playa addresses Prof. Cali Khaliif

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Shots fired: X-playa addresses Prof. Cali Khaliif

Post by KyrieJama »

X 'Johnny Walker' Playa aka The Buddhist historian himself, reporting live from his mammas basement :lol:

Qurarada dhulos buu ka dhex arka, caac iyo cabaad weyna ninka :lol:

User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: Shots fired: X-playa addresses Prof. Cali Khaliif

Post by Talo alle udaa »

afqashuushle kaadi qulquli qaado adigaa leh
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Shots fired: X-playa addresses Prof. Cali Khaliif

Post by theyuusuf143 »

abti walaahi ninkaas waalan baa ka hadal wanaagsan top leaderska kastuumo ee naf la caaridka ah. muuqaalkaasi wuxu muujinayaa in xitaa isaaqa waalani dhaamo kuwa kastuumo u miyirka qaba kkkkkkkkk. cali khaliif 3 midbuu ku danbaynayaa inuu isasoo dhiibo (easiest way) inuu arlada ka tago oo melahaa calool xumo ugu bakhtiyo waxa cimrigiisa u hadhayba waa wax yare , iyo inuu ku baxo gacanta dawlada somaliland qaab loo dilaba. inuu fashilmay oo lugtii ugu danbaysay ku taaganyahay waxa u daliila maanta waxay dani fadhiisisay tuuladii jufidiisa oo weliba aanu u hoyan. xitaa iga wala iskuma aaminayo dharkayngeenyo oo laba talaabo u jirta saaxdheer bac uu ka qabo in qayaadku wanjalaan. buuhoodlaa xitaa ka yabaashay inuu shir iyo fidno la dhexyimaado waayo way ogyihiin in ciidanku xoog ku geliyo haday qaabilaan. duqaasi yuu dantiina idin seejine la taliya oo toobada waafajiya.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”