Page 1 of 1

Qasaarihii ka dhashay Dagaalka Hiiraan

Posted: Thu Jul 17, 2014 11:36 pm
by Rabshoole
Maalintii 15.july galinkii hore ilaa maalmihii xigay ayuu ahaa Garoonka Diyaaradaha ee Baladweyne mid u xiran Beesha Xawaadle, looguna daad gureyn dhaawacooda Muqdisho, lana joojiyey dhamaan duulimaadyadii ka imaan laha Muqdisho. Wararka ina soo gaaraya oo laga soo xaqiijiyey in Dhaawaca beesha Xawaadle ee Gubay degaanka Deefow si xoog leh loo keeney isbitaalka Madiina ee Muqdisho, ka dib markii dhaawacooda uu ka tiro batay isbitaalka Baladweyne.

Beesha Xawaadle oo maalmahan ku faanaya inay gubeyn hoyga shacabka Deefow ayaa ah kuwa ka badin waayey inay hubka Dowlada ku garaacaan degaanka Deefow, markii ay ku gali waayeen dagaal fool ka fool ah, si xuna ay ugu jabeen, ayaa waxay sheeganayaan inay ku guuleysteen dagaal. Haddaba guusha ay sheeganayaan iyo natiijada qasaaraha dhankooda ayaa kala fog, halka 200 oo dhaawac ah, 40 geeri ah, iyo guri walba ee reer dulmi wada Xawaadle ay ama tacsi u taal, ama dhaawac.

Waxaa la hayaa cadeymo in ay Beesha Xawaadle u adeegsatay hubkii qarankii iyo sumadii ciidanka qaranka dagaalkii lagu gubay Deefow 15.july. Waxaa la hayaa warar maqal iyo muuqaal oo sheegay in ciidan badan ay ka baxeen Gobolka Hiiraan 14.july iyagoo la sheegay inay howlgalo ka sameynayaan degmada Maxaas, si ay u soo qabqabtaan dhalinyaro Al-shabaab ah. Taas waxaa xigay in habiinka saq dhexe ee 15.july, salaada Subax ka hor, la weeraray Deefow, laguna garaacay madaafiic iyo hubkii qaranka, ka dib markii ay fooda gelin kari waayeen Deefow, halkaas oo ay ku sugnaayeen dhalinyaro Difaacaya degaankooda, maatadooda, iyo shacabkooda.

Ciidanka iyo Hubka lagu garaacay Deefow oo ah ciidankii la sheegay inay ku socdaan Degmada Maxaas si ay u soo qabtaan Al-shabaab.

AUN,
-
Surre iyo hawiye battles in Hiiraan is not productive for the region nor its people, Nabad wax ka fiicaan ma'leh :up:

Re: Qasaarihii ka dhashay Dagaalka Hiiraan

Posted: Thu Jul 17, 2014 11:38 pm
by FarhanYare
sax waan kugu racsanahay fakirkaas :up:

Re: Qasaarihii ka dhashay Dagaalka Hiiraan

Posted: Fri Jul 18, 2014 12:05 am
by Caesar
I have some Surre questions, armaan can you answer them sxb? I'd like to learn more about my southern brethen.

Re: Qasaarihii ka dhashay Dagaalka Hiiraan

Posted: Fri Jul 18, 2014 6:57 pm
by Rabshoole
Fikirkaas waa muuhiim but if peace can't be established, the next step would be to exterminate the invaders for good.

Re: Qasaarihii ka dhashay Dagaalka Hiiraan

Posted: Sat Jul 19, 2014 8:23 am
by AbkoowDhiblaawe
lol@surre and hawiye. nonetheless i pray to God that these malayacni fightings ends.

Re: Qasaarihii ka dhashay Dagaalka Hiiraan

Posted: Sat Jul 19, 2014 9:04 am
by DR-YALAXOOW
What the heck is Suurre ? Is it some kind of qabiil name . Yaab badanaa . I thought i heard all qabiil names laakiin Suurre is new for me.

Re: Qasaarihii ka dhashay Dagaalka Hiiraan

Posted: Sat Jul 19, 2014 12:19 pm
by Rabshoole
Ditoore ma is iloowday inaad noo bood boodi jirtay barigi dagaalada Xeraale iyo Abudwaaq, ama waxaad wada hawiye hada wax ka sheego Surre garan maayo, dameer foqol dameer. :Heh:

DR-YALAXOOW wrote: I FORGET one most bloodiest wars happened in XEERAAAALE gobolada dhexe between MAREEXAAN VS SURRE(dir) which resulted clear victory of SURRE. mareexaans were butchered, and mareexaan could not excepetd the defead, they attacked many timed xeeraale and each time they lost. xaqiqdiii more than 1000 marexaaans lost their lives in xeeraaale.
this shows you qabiiil like surre can kick asses of like one of hiped qabiils like mareexaan masaakiin

viewtopic.php?t=253242&p=2922706

Re: Qasaarihii ka dhashay Dagaalka Hiiraan

Posted: Sat Jul 19, 2014 12:33 pm
by DR-YALAXOOW
now i remembar when DIR big karbaash against mereexaan . i use read somaliwebsite there i found this qabiils name SUURRE but SORRY i forget it CUZ it was long time ago ... but DIR soo ma deganeeyn gobolada dhexe ? what are they doing hiiraaan ??

Armaan this time I see you Lost the geeeljire war in hiiraan big time because its known when a qabiil looses qabiil warfare they blaime that the otherside waxaa caawiyey United nations.. ethiopians.. USC. german army in second world war. HITLER.. was helping them and also UNISOM and so on.. qabiiil qiranaayo ma jiro waa nala soo bursaday qabiilkii kale waa naga guuleeysteen..

Re: Qasaarihii ka dhashay Dagaalka Hiiraan

Posted: Sat Jul 19, 2014 12:50 pm
by Rabshoole
Beelweynta Direed live from Kismaayo to Saylac, but to answer your question both Hawiye and Dir live in Hiiraan over 300 hundred years, lately land disputes stirred by qurbajoogs is the problem. :down:
-
I hear you bro, but this is about military equipment that were meant to restore peace are found in the degaamos, if these were geeljire battles why would such weaponry pop up out of thin air, questionable indeed. Either way no one's doing anything about it, therefore, this pot will continue to be stirred.

Re: Qasaarihii ka dhashay Dagaalka Hiiraan

Posted: Sat Jul 19, 2014 6:13 pm
by quark
AUN to the dead, this need to stop especially in this holy month. It used to be somali custom that elders to intervene and try to stop bloodshed ASAP but these days its the opposite :wtf: The nabadoons have become mooryans