Dowladda Somaliya ka hadashay duqeynta Gaza

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Dowladda Somaliya ka hadashay duqeynta Gaza

Post by FarhanYare »

Dowladda faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay xasuuqa ay Israa’iil ku heyso shacabka reer Falastiin,waxaana dowladu ku sheegtay duqeynta Israa’iil inay tahay mid an loo dulqaadan KARIN.
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ahna wasiirka awqaafta iyo diinta xukumadda Soomaaliya,Ridwaan Xirsi Maxamed oo arrintan ka hadlayey waxaa uu sheegay shacabka iyo dowladda Soomaaliya inay ka xun-yihiin waxa ka dhacaya Gaza.
Ridwaan Xirsi Maxamed waxaa kalo uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay xanuunka la qeyb-saneyso shacabka reer Falastiin ee dhibaateeysan.
“‘Israa’iil duqeynta ay ka wado Gaza,ma aha wax loo dulqadan karo,dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda siweyn ayey ugu xun-yihiin,waxaana cadeynaya in dowladda Soomaaliya ay xanuunka la qeyb-saneyso shacabka reer Falastiin ee dhibaateeysan,”ayuu yiri Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ahna wasiirka awqaafta iyo diinta xukumadda Soomaaliya,Ridwaan Xirsi Maxamed.
Beesha caalamka ayuu ugu baaqay inay wax ka qabtan dhibaatad ay Israa’iil ku heyso shacabka Gaza,waxuuna ugu baaqay dowladda Israa’iil inay joojiso duqeynta ay ka geysanayso marinka Gaza.
Toddobad muddo ku dhow ayaa waxaa si jogta ah ay Israa’iil ugu wada marinka Gaza duqeyn,waxaana ku dhintay boqollaal dad ah oo carruur iyo maato u badan,dunida islaamka ayaana cambaareysay.




:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Dowladda Somaliya ka hadashay duqeynta Israaiil ee Gaza

Post by barbarossa »

If the Mogadishu government is serious about this, it must impose an immediate total trade and economic embargo against the Zionist state of Israel. Mogadishu can also flex its considerable muscle simply by using its international influence to further isolate politically the despised yahuudis.

The Somali government must make Israel pay, and pay hard for committing the most blatant atrocities against our Palestinian brothers in Gaza. This is not time for empty words, it is time to act, and send the message that Somalia will no longer idly stand by while the Zionist state sponsored genocide against Palestinians continues unabated.
Righteous
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2166
Joined: Wed Jun 04, 2014 8:21 am
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: Dowladda Somaliya ka hadashay duqeynta Gaza

Post by Righteous »

All talk, no action.

Go kick out the Zionists in Mogadishu who are living it up in their illegally obtained plots of land instead of flexing via press-releases. But we all know that won't happen, the thugs in Mogadishu are only brave when facing sleeping women and children. :arrow:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Dowladda Somaliya ka hadashay duqeynta Gaza

Post by Murax »

Wow walle the Arabs are so pathetic. Even a weak Gov thats broke cam speak against Israel but other Arabs can't?
User avatar
Substance
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3831
Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
Location: Under The Neem Tree

Re: Dowladda Somaliya ka hadashay duqeynta Israaiil ee Gaza

Post by Substance »

barbarossa wrote:If the Mogadishu government is serious about this, it must impose an immediate total trade and economic embargo against the Zionist state of Israel. Mogadishu can also flex its considerable muscle simply by using its international influence to further isolate politically the despised yahuudis.

The Somali government must make Israel pay, and pay hard for committing the most blatant atrocities against our Palestinian brothers in Gaza. This is not time for empty words, it is time to act, and send the message that Somalia will no longer idly stand by while the Zionist state sponsored genocide against Palestinians continues unabated.
Does that block trade or embargo also include israeli allies of Qatar and Saudi arabia?
Beggars can't be choosers.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Dowladda Somaliya ka hadashay duqeynta Gaza

Post by MrPrestige »

It is Ridwan Xirsi(HY) that condemned it. I doubt Hassan Niiko Mohamud has the balls to speak up.




SOMALIA: Deputy PM strongly condemns Isreali atrocities against the People of Palestine in Gaza
Posted on July 19, 2014

Mogadishu (RBC) Somalia Federal Government strongly condemned today the atrocities committed by Israel against the Palestinian people in Gaza as
the world remained silent on the ongoing genocide in the West Bank.

Somalia’s Deputy Prime Minister Ridwan Hersi Mohamed who is currently attending the Muslim Scholars Forum in Istanbul, Turkey has said that the
international community has failed to oppose Israeli’s hatred acts against Muslims in Palestine.


http://www.raxanreeb.com/2014/07/somali ... e-in-gaza/
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Dowladda Somaliya ka hadashay duqeynta Gaza

Post by AbdiWahab252 »

Kudos to the government
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”